joojinta Gudniinka Fircooniga iyo Guurka qasabka ah oo laga hadlay

 

Kulan kaan looga hadlayay sidii bulshadu iskaga kaashan lahayd joojinta Gudniinka fircooniga ah iyo Guurka qasabka ah ee Dumarka waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda Gispo oo kaashaneysa hay’adda UNICEF oo Carruurta u qaabilsan QM waxaana ka qayb galay Culimaa’udiin iyo Haween.
Kulanka ayaa waxaa ka qayb galayaashu ay isku dhaafsadeen fikrado kala duwan sidoo kale Culimada ayaa su’aalo laga weydiiyay shareecada Islaamku waxa ay ka qabto Gudniinka fircooniga iyo Guurka qasabka ah.
Ugu dambeyntii waxaa dooda ka soo baxday in meel looga soo wada jeesto sidii loo jooji lahaa Arrimihii laga soo hadlay, Qaar ka mid ah Culimadii ka qayb gashay kulankaas ayaa ka hadlay Muhiimadda ay leedahay joojinta Gudniinka fircooniga ah.
Cabdullaahi Xasan Sheekh oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Hay’adda kulanka qabatay ayaa sheegay in muhiimadda kulankaan uu ahaa sidii bulshada loo Fahamsiin lahaa joojinta Gudniinka Fircooniga ah.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY