Ciidamadda Xoogga dalka oo la wareegay Deegaanka Jameeca oo ka tirsan Gobolka Baay

Ciidamadda xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa kala wareegay Kooxda Shabaab Deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda ay dadka ku dhibaateyn jirtay.
Ciidamadda Huwanta oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa

Deegaanka Jameeca oo u dhow Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ka saaray Maleeshiyaadka Arxanka daran ee Shabaab oo halkaas ku dhibaatay jiray Dadka shacabka ah ee Deegaankaas ku dhaqan muddo.
Wariyaha Warbaahinta Qaranka uga soo warrama Gobolka Baay ayaa soo sheegaya in Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ay ku sugan yihiin Deegaankaas isla markaana dadka shacabka ah ay aad u soo dhaweeyeen iyaga oo ku faraxsan in kooxdaas dhibaatadooda laga Dulqaado.
Dhawaanahaan Ciidamadda xoogga oo ay hor gacayaan saraakiisha sare ee ciidamadaas waxa ay kooxda shabaab kala wareegeen degmooyin horay ay u maamuli jireen kooxda shabaab kuwaa soo ay ka mid yihiin Degmada Baardheere oo ka Tirsan Gobolka Gado, degmada Diinsoor ee Gobolka Baay iyo Degmada Ceelbuur oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, iyadoo Dadkaas ku sugan degmooyinkaas ay sidiiran u soo dhaweeyeen Ciidamadda xoogga dalka oo waji Cusub u furay Shacabkaas.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY