Presidential election of Galmudug in Somalia

The rounds of the Galmudug federal state election in Somalia ha finished several hours ago. The two passion were contested by four persons stand the president and deputy president. The…

Mashruuc lagu maal-gelinayo hal-abuurka dhallinyarada oo la furay

Munaasabad lagu soo bandhigay mashruuc lagu maalgelinayo hal-abuurka dhalinyarada ayaa maanta lagu daahfuray magaalada Muqdisho. Mashruucan ayaa waxaa gacan ka gaysanaya dowladda Mareykanka iyo qaar ka mid ah bankiyada dalka…

Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya oo dhisaya iskaashi cusub

Hoggaamiyayaasha Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aasaasao Iskaashiga Geeska Afrika oo ilo diblomaasiyadeed sheegeen…

Xildhibaanada Barlamaanka 2 aad Galmudug oo diyaar garow ugu jiro doorashada Gudoonka Barlamaanka Galmudug

Xildhibaanada Cusub ee Galmudug ayaa bilaaway diyaargarowga Doorashada Gudoonka Barlamaanka Galmudug ayadoo lagu wado in ay  yeeshaan kulankoodii kowaad oo ay uga arinsanayaan Doorashada Gudoonkooda. Xildhibaanada Galmudug ayaa la dhaaray…

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo qabatay dood ku saabsan doorashooyinka

Doodan oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka Dalka ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda. Waxaa ka qeybgalay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yarey),Senator…

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay qeybinta buugaagta Manhajka cusub

Wasaaradda Waxbarashada Maamul Gobaleedka Galmudug ayaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay qaybinta buugaagta Manhajka cusub ee dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee Dalka kuwaa oo tiradoodu dhantahay Boqol iyo konton kun…

Guddoomiyaha Gobolka oo sheegay in khasaare badan uu ka dhashay qaraxii saaka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa saakay ka qeyb qqatay u gurmashada dadkii masaakiinta ahaa ee ay argagixisadu ku xasuuqeen Ex-control Afgooye.…

Ra`iisul Wasaaraha Israel’s Benjamin Netanyahu ayaa ku guuleystay hoggaanka xisbigiisa

Ra`iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu ku guuleystay codbixin loo qaaday hoggaanka xisbigiisa Likud. Xubnaha xisbiga oo gaaraya 116,000 ayaa 49% codeeyay. Ninkii la tartamayay Gideon Saar ayaa…

Barakacayaasha Boosaaso ‘oo aan dooneyn’ inay dib u laabtaan

Gobollada Soomaaliya waxaa weli ku baahsan dad barakacayaal Soomaaliyeed ah, kuwaasoo deeganadii ay horay uga yimaadeen moog muddo sanado ah, ayaga oo nolol cusub ka sameystay deegaannada ay iminka ku…

Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha oo deeq lacageed ku wareejisay Xafiiska SNTV ee Yurub

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo howlo shaqo u joogto Qaaradda Yurub ayaa lacag ay ugu talagashay in wax loogu qabto dhinaca…