Imtixaanka shahadiga dugiga sare manta soo idladay
Dowlada federalka wasrada hidaha iyo tacliinta sare oo manta soo gaba gabeyse imtixanka shahadiga dugisyada sare koonfurta iyo bartamaha somaliya oo ay u fadhisteyn in ka badan 31,120 arday gobolo…
Madaxweyene Turamp oo ku dhawaqay canshuur dheeri alabta gacnasiga meksiko
Donlad Turamp madaxweyaha dalka Amerika ayaa bartisa bulsho twitterka soo dhigay fariin ku wajahan dowalda Mexico oo ah in canshuur dheeri ah 5% lagu soo rago dhaman badeecadaha ka imada…
Hayada Qaxotiga aduunka oo 150 qaxooti ka qaaday dalka libiyo
Qaar kamidah boqolaal qaxooti ajaanib oo ku dhibateysanaa dalka Libya ayaa laga qaaday kadib marka ay ka sii dartay xalada dalka libyo oo ay dib uga soo cusbonadeyn dagaalo u…
Qaramda Midoobay oo Ergay cusub u magacawday somaliya
Xogheyaha guud ee qaramada Midoobay Mr. Antonio Gutterres ayaa u soo magacaabay dalka somaliya ergay cusub xafiiiska qaramda midoobbay oo ah mid banaan mudo lix bilood ah. Kadib markii ay…
Midowga Daladaha Kacdoodnka Sudan oo Digagy Golaha Kumel Garka Xukunka Sudan
Qaarkamid Hogaamiye yaasha daladaha kacdoonka ka wada dalka Sudan ayaa uga digay Golaha Kumelka Salka Sudan kuwaa oo ay ku adeeyeen dilk, jir dil iyo xabsi ka dhan dadka kacdoonka…
Meeyd Musaafur ku Maqnaa laba sano oo dib loogu sooceliye dalkiisa
sida ay saxaafada aduunka hadal heeyso waxaa dib dalkiisa loogu soo celiye meeydka Etienne Tshisekedi oo ah aabaha madaxweynaha hada xilka aya oo ahaa mucaarad xooga oo ka soo horjedey…
Madaxweyenaha Dalka Kenya oo afur kala Qeeyb qatay musliminta Kenya
Madaxweyne Uhuru Kenyata ayaa Afur kala qeeybqatay dadka Muliminta ku nool dalka kenya. afurka ayaa lagu qabtay masjidka Jamia kuyaal Nairobi waxaana halkaa uu afur kula wadaagay dadka muslimka musliminta…
Dowlada Amerika oo Xayriad ku sooragtay shirkada Haaway
Shirkada weeyn ee calamiga Haaway ka gacansto mobilada iyo qalabka electronics ayaa lagu sooragay xayriad dhanka gacansiga. Dowlada amerika ayaa gelisay liiska madoow shirkada in ay san la gacansan Karin…
Doorashadda Barlaman iyo madaxaweyne midowga yurub
waxaa soo idlaatay codbixnta doorashda palrmanka midowga yurub 751 kursi xildhiban oo metela 28 dowladood inkabadan 350 milyan oo ka mid ururka midowga yurub. Codbixintan ayaa noqotay mid aad iyo…
Boqolaal dad Naafo Maanta Gobolka Banadir Hortiisa kusoo xoomay
dad naafo oo cabasho ka ah maamulka gobolka banadir ayaa sameeye isu soobax nabaded iridka xarunta dowlada hoose ee Banadir. dadka naafada oo ah kuwo ka kakalayimid xaafado kaladuwan magaalada…



