Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay qeybinta buugaagta Manhajka cusub
Wasaaradda Waxbarashada Maamul Gobaleedka Galmudug ayaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay qaybinta buugaagta Manhajka cusub ee dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee Dalka kuwaa oo tiradoodu dhantahay Boqol iyo konton kun…
Guddoomiyaha Gobolka oo sheegay in khasaare badan uu ka dhashay qaraxii saaka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa saakay ka qeyb qqatay u gurmashada dadkii masaakiinta ahaa ee ay argagixisadu ku xasuuqeen Ex-control Afgooye.…
Ra`iisul Wasaaraha Israel’s Benjamin Netanyahu ayaa ku guuleystay hoggaanka xisbigiisa
Ra`iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu ku guuleystay codbixin loo qaaday hoggaanka xisbigiisa Likud. Xubnaha xisbiga oo gaaraya 116,000 ayaa 49% codeeyay. Ninkii la tartamayay Gideon Saar ayaa…
Barakacayaasha Boosaaso ‘oo aan dooneyn’ inay dib u laabtaan
Gobollada Soomaaliya waxaa weli ku baahsan dad barakacayaal Soomaaliyeed ah, kuwaasoo deeganadii ay horay uga yimaadeen moog muddo sanado ah, ayaga oo nolol cusub ka sameystay deegaannada ay iminka ku…
Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha oo deeq lacageed ku wareejisay Xafiiska SNTV ee Yurub
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo howlo shaqo u joogto Qaaradda Yurub ayaa lacag ay ugu talagashay in wax loogu qabto dhinaca…
Dowladda Soomaaliya oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka Dhoobley
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka Dhooleey ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas uu saameeyay fatahaado halkaasi ku dhuftay.…
Dadka Naafada Oo Cabasho ka ah Sharciga Doorashoyinka
Dadka naafada ayaa waxaa ay walaac xoogan ka mujinayaan sharciga doorashoyinka in ay san ku laheyn wax matelaad iyo xaquuqduuda mujinaya. Sharcigan ayaa horyaal baarlamnaka golaha shacabka waxaan u ku…
Deeq Waxbrasho dadka naafada Somaliyed 2020
Machadka tababarada tiknooljiyada iyo saxaafada SODME oo dadka naafada u balan qaday fursado qaali ah ay ku barankaraa computerka iyo saxafada. Machadka ayaa dadka naafad baridoono aqoon iyo xirafado casri…
Aqalka koongareeska dalka amerika oo xilka ka xayubiye madaxweyne Turaamb
Cod bixin xil ka qaasi taarikhi oo ka dhacday dalka amerika taas oo ay Aqalka hoose dalka Amerika ay u codeeyeen mooshin ay keneeyn xildhibaano ka tirsan xisbiga dimuqradiga…
International Human Rights day Commutation in Somalia
On Tuesday 10 December 2019 highly organized event to commemorate international human rights is held in the world and in Somalia at many different places in the capital cities of…



