Wareer xoogan oo lagu qaday Hotel Jazira
Alshabaab ayaa werar xoogan ku qaaday Hotelka weeyn ee Al jazira oo kuyaala inta u dhaxeeysa xarunta qaramada midoobneey iyo eeraboorka muqdisho. Weerarkaan ayaa ah mid loo adeegsaday gaari isqarxiay…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaaciyay in shir Calami ah lagu qaban doono Dhawaan Muqdisho
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmar’arke oo shirkan jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay martigelinta shirka caalami ah oo…
Obama Visit to Ethiopia
US president Mr. Barak Obama has landed in Addis Ababa Ethiopia part of his tour to the east Africa region from Nairobi to Addis Ababa. The president had talks…
Shabaab oo digniin u jeediyay dadka ku nool caasimada Muqdisho+kala carar ka bilowday hoteelada
Xoogaga Al Shabaab ayaa waxa ay digniin u direen dadka ku nool Magaalada Muqdisho oo ay kaga digeen inay u dhawaadaan xarumaha Dowladda Federalka Somalia iyo Hoteelada, xilli shalay…
joojinta Gudniinka Fircooniga iyo Guurka qasabka ah oo laga hadlay
Kulan kaan looga hadlayay sidii bulshadu iskaga kaashan lahayd joojinta Gudniinka fircooniga ah iyo Guurka qasabka ah ee Dumarka waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda Gispo oo kaashaneysa hay’adda UNICEF…
Ciidamadda Xoogga dalka oo la wareegay Deegaanka Jameeca oo ka tirsan Gobolka Baay
Ciidamadda xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa kala wareegay Kooxda Shabaab Deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda ay dadka ku dhibaateyn jirtay. Ciidamadda Huwanta oo kaashanaya kuwa…
Obama historic visit to Kenya
The eyes of the world are looking Kenya where one of the top leaders in the world is taking landmark visit in one of the east Africa countries that has…
Syrian Kurds accuse Turkey of attacking their forces
Kurdish forces in Syria have accused Turkey of repeatedly attacking their units across the border. Turkey said it was investigating the claims but insisted the Syrian Kurdish units remained…
Maxkamadeeynta Madaxweeyne Bare
Madaxweynihii hore ee dalka Chad Hissene Habré ayaa lagu wadaa in uu markale maanta ka soo hor muuqdo maxkamad ku taalla dalka Senegal. Maxkmadayntiisa ayaa shalay ka billaabatay magaalada…



