The president of the South West Somalia

The president of the South West Somalia . Mr. Abdiaziz issues statement banning the trade Khat in the region under the control of the south west state The president told…

Abdullahi

The second dead case for covid19 in Mogadishu

Somalia federal government has issue  the death of the 58 years old man in Martini Hospital the centre of the covid 19 patients care  was man who was collected from…

Abdullahi

xaalada cudurka covid 19 ee dalka oo laga deeyrinayo

waxaa si weeyn loga cabsi qaba in xaalada cudurka covid 19 ee dalak ay qatar gasho. ilahada waxa ala xaqiijiye 8 bukan iyo kuwo kabadan oo baritanku socido magaaloyinka adunka…

Abdullahi

Xaalada Saraakiisha Naafada Xooga Dalka ee 77 oo laga deeyrinayo

inaka badan boqol sarkaal iyo qooysaskooda oo ku nool isbitaalka weeyn ee martini oo kuyaalo bartamaha magalada muqdishu ayaa si weeyn looga deeyrinaya. saraakiishan ayaa dad waayeel oo intooda badan…

Abdullahi

Somalia Disabled People Took Meeting With Ministry Of The Humanitarian And Managing The Disaster

On Sunday 05 April 2020  the disabled people took meeting with director of the ministry of the human rain and managing the disaster in the country. The meeting  was organised…

Abdullahi

Wasiirka Ganacsiga oo ganacsatada kala hadlay inaan sare loo qaadin maciishadda COVID-19 awgiis

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa kulan is-xog-waraysi ah oo ku saabsan saameynta dhaqaale ee cudurka COVID-19 uu ku keeni karo maciishadda dalka…

Abdullahi

Guddoomiye Madaale oo gaari loogu tala galay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ku wareejiyay dhibane Maxamed

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim dheere) ayaa maanta hoygiisa ku booqday dhibane Maxamed Xaashi Maxamuud oo uu ku wareejiyay gaari loogu tala…

Abdullahi

Mareykanka oo Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaartay arrimaha deyn cafinta

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu jirto in laga cafiyo deymaha , xilli ay taagan tahay…

Abdullahi

Third case of Covid 19 found in Somalia

The federal government of Somalia ministry of health official issued press statement confirming new case for covid 19 found in Mogadishu. The persons who come from abroad was quarantine  in…

Abdullahi