Political Leaders flying to participate the rescue operations in Beletweyn faced delay in the airport
group of somali politician flying to Beletweyne town where floods disaster that made full of water the whole town. hundreds thousands people flee from the water in the town that…
the list of the countries involved the Libya army Embargo violations
there is algetions that the Libya arm embargo has been violated by some countries who have intervention in the fighting goingthere. the armed grou led by the General Hafter made…
Xafiiska R/wasaaraha XFS oo wada qorshe xal waara looga gaarayo Fatahaadaha soo laalaabta
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay ayaa u kuur galay xaaladda dadka fatahaaduhu saameeyeen iyo sida loo wado howlaha…
Gudoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka sare & Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada oo Garoowe ku kulmay
Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maailyadda ee Aqalka sare Cabdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee Dowlad Goboleedyada iyo sharci yaqaano ayaa ka qeyb galay kulan…
WHO oo ka hadashay waxyeelladii ka dhalatay fatahaadaha Dalka
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa baraha Bulshada ku sheegtay in fatahaadihii dhowaan ka dhacay qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya ay ku dhinteen 25 Qof, halka 47 kalena ay…
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Xaalada Fatahaadaha
Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxay kaga hadashay xaalada fatahaadaha, waxayna sheegtay in haatan howlaha Gurmadka ay sidii loogu talagalay ay…
Maamulka Magaalada Galkacyo oo Maanta sagootiyay Gaadiid gargaar u sida Baladweyne
axaa Magaalada Gaalkacyo lagu sagootiyey Maanta 3 Gaari oo nooca Candhameydlaha loo yaqaan ah iyo Guddiga gargaarka deg-degga ee dhanka Caafimaadka oo ka kooban 5 xubnood, si ay ugu gurmadaan…
CRPD Community outreach and awareness training in Somalia Mogadishu and its Outskirts
On Tuesday 05 November 2019 Somalia Disabled People cluster organized community outreach and awareness training for the CRPD convention rights persons disabilities in Somalia Mogadishu the capital city of Somalia…
The Forgotten Ordeal In The Somali Society
As female persons with disability graduated from university living in Somalia a cultural oriented society where the disability is bad luck and misfortune in the people. Most people don’t really…
Community outreach training for CRPD in the grass roots level
On Thursday 31 October 2019 Somalia disability cluster conducted community outreach and awareness training for the CRPD in Mogadishu. The workshop is organized by the CBR Somalia network giving particular…



