ruushka oo shaaciyey farsameeynta gantaalo nugliyeerka qaado

 

xukamada ruushka warbixinteeda hubka ayaa waxaa lagu sheegay in dolwada Ruushka ay soo saartay gantaalo casri ah kuwaa oo qaadikar hubka nugleerka.  warkii ugu dambeey ayaa ah in dowlada ruushka ay wado qorshey ay ku  farsameeyneeyso 4000 oo gantaalaha ridada dhaadheer kuwaa nugleerka qaadi karo.

gantaalka cabirkiisa ayahay 4202 ayaa waxaa maray tijaabo taa muujisey guul in ubkaan la isticmali karo. hubkan  ayaa waxaa uu ka halis badanyhy bombooyinka nugliyeerka dowlada mareeykan ku diray dalka Japan Horishim iyo Negasako.  quubaradaa hubkaan farsameey ayaa sheegeeyn in hubkaan uu ayhay mid aan raadarka qaban lana toogan karin waxana ay kudo kooban ku gaari karaan aduunka intiisa badan

arinkaan ayaa yimid xili la filaaye in xiriirka dowladaha USA iyo Russia uu fiicanaandoon kadib marka Turamp uu ku dhawaqay in xiirka dalka uurshka iyo USA dib loo soo celindoono. labada madaxweyn ayaa kuwada hadlay dhanka isgaarsiinta waxaan ay isla meeldhiigeeyn muhiimada in ay kulmaan inkastoo anan waqti cayiman la isku raacin

 

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY