Duqa Magaalada New York oo gaashanka u daruuray waxyeelo ka dhan dadka Islamka USA kunool

admin
1 Min Read

 

Bill De Blasio oo ah duqa magaalada New York ay kasoo horjeestay qarshe dadka islamka looga dalbaday ineey is diiwaan geliyaa si loo hayo macluumaadkooda. arinkaan ay in qofkasto oo islam uu iska diiwangeliya gobolka ama magaalada uu kunoolyahy.  tani ayaa qeeyb ka ah ololayaasha ka dhanka ah dadka islamka.

diiwngelintaan ay mid electronic qofka datadiisa la dhigo data base ay leedahay dolwad kaa ku xiran internet si  loo lasocdo dhaqaaqa dadka islamka.  diiwangelintaa waxaa saameeyn doontaa dadka waa weeyn iyo kuwa yar. waxana noqondoontaa mid sahli karo in qofka la jaajuso sirtiisa qaaska iyo midiisa caamka ah.

qaar ka mid ah dadka mareeykan ayaa bilaaway ololeyaal ka dhan takoor loogeeysanyo dadka muslim oo laga dhigaayo tuke cambaarleh. dadka mauslimka Mareykan waa dad badan oo kasoo kalajeedo qoowmiyada badan.

Share This Article