walaaca dunida Isaka ay kaqbaan guush Donlad Trump

admin
3 Min Read

donald-turamp

guusha madaxtinimada Dalka Amerika ee Donald Trump ayaa waxaa walaac ku tahay dalal badan oo caalmaka ku yaalo kuwaa oo ay sameeyn xoogan ku lahaa erayadii caga jugleeynta ku dhisan uu isticmaly xiliga ololaha doorashooyinka. haba ugu badnaatee dadka islamka iyo ajaanibta kunool dalaka Amerika oo ku dhaartey inuu waxbadan ka qabandoono.

dhanka dunida islaamka dalal badan ayaa waxaa ay sameyeen cabasho mudaaharadyo ay kaga soo horjeeda guusha Donald Trump oo loo dortay madaxweynaha dalka Amerika. arinkaa ayaa waxaa ka banaan baxay dalal badan oo ay ka midyahiin Indonisa, Bakistan iyo Banagaldhesh oo intooda ah dalal islam ah.

dadka siysada odoroso waxaa ay sheegeeyn in turamp wax uu qasi karo waxyaabo badan oo uu balan qaadayna ka dhabeeynkara waa waxii sharci sida eryida qaxootiga aan sharciga heeysan dalka USA kunool, dadka  dambiyada waa weeyn dalka ka galay. dhanka weerarak aduunka waxaa laga yaab in ka bilaawdo dalka sucdiiga taa uu bilaabo dacwad ka dhan ah Boqortoyada sucuudiga eedeeynta ah in ay ku lug laheeyd.

intaan waxaasii dheer dadka madowga dalka USA kunool waxaa ay qabaan walaac marka leego dhaartiisi aheeyd in dhaqalaha dadka cadaanka aanlagu maal gelin dadka madoowga si macno daro ah. waxaa intaa sii dheer dalka Mexico aah xuduud dheer lawadaaga dalka USA ayaa waxaa isna heeysata darbi laga dhiso xadka labada dala USA iyo Mexico si looga hortaga ganacsiga tahriibka iyo daroogada.

dadka qaar ayaa waxaa leeyahiin xisbiga jamhuuriga waxaa sameeyn doonaa lataliyaa qaas ah kuwaa door ku yeelnad doono siysada dolad trump. arinka isna muhiimka waa in xisbiga dimuqradiga ay hogaan ka u hayaan aqalka baarlamaanka mareeykan iyo nidaamyo xoogan dastuuri oo ay kula dagaalami karaan cabsida donal turmp

 

xeeldheeryaal siyaasada dalka Mareykanka ayaa qaba in eryada weerarka ah ee uu isticmaly Turamp xiliga ololaha doorashada ay aheyeen oo qur baraarujin iyo soo jiidasho  codka dadka mareeynkanka. waxyaabahaa oo u badnaay wax ay dad badan dalka u dhashay eey daneeynayeen in mar uun wax laga qabto.

lakiin xaqiiqda waxaa ay tahay in turamp uu wax yeelik karin taajka dimuqraadiya dalka Amerkia aduunka ku hogaamisa. taa waxaa daliid u ah sida turamp uu isubedel xiliyadii dabmbe oo doorashoyinka waxaan la filaa in siysadiisana ay noqto mid waxbadan ka fog sida uu hadlay.

xeeladaha tartanka loo isticmaale waxaa kamid ahaa in in hilery aqadatay siysad baryo iyo tuugmo ah. halka Turamp uu qatay siysad ka duwan  oo ah in dadka loo iftiinsho wax dadka qaar maskaxahoda ka guuxaye oo aysan awooind ineey dhahaan ama soo bandhigan. waana hal abuur siysadeed iyo farso uu dad badan kusoo jiirey trump.

 

Share This Article