Sarkaal ka digay dagaal dhexmara dalalka Hidiya iyo Baskista

 

sarkaal katirsan cidanka cirka dalka Paskitan Marshal Sohail Aman ayaa ka digay dagaal xogaan oo ka qarxikar dalalka Hindiya iyo Bakistan oo labo wadan oo deris ah kana dhaxeeyso xiisad muran deeganka Kashmiir oo ah goob ay labada dal ku muransanyhiin lahanshaheeda

isku dhacyo goos goos ah bilahii lasoo dhaafay xaduudka ka socday ayaa laga baqayaa in ay isu bedesho colaad xoogan oo dhexmarto labada dal oo ah quwado xoogan heeystan hubka nugliyeerka. xisadahan colaadeed aya ah ku wadmada gibolka kuyaalo ay walaac xoogan ak qabaan. sababtoo ah labadan dal ayaa ku hubeeysan hubka halista nugeliyeerka oo sameeynkara dhamaan qarada asia.

murank jamu kashmiir waa mid mudo dheer soo jiray qolokastan waxaa ay ku andacooneeysaa in ayada leedahay. lakiin xasradan ayaa hada ku timid hoowlgalo ay ciidanka hindiya ka samayeen xadka aygoo baacsanaya koox hubeeysan oo dhibaato ka wadeeyn xadka.  dalka baskitaan ayaa isna ka carooday hoowlgalada cidanka hindiya taa oo pakistan u aragto faragil qaawan ka dhan ah dhulkeeda

qubarada arimaha ciidanka waxka dhaha ayaa muujiyey xaalad aan fiicneeyn sida wax u socdaan.  waxaana ay saadaliyeen dagaal cawaaqib xoogan reebo in uu halkaa ka biloowda. sababtoo ah Pakistan waa dal yar misan isku haleeynaya heysashada hubka nugliyeerka iyo dalka hindiya oo iku haleeyna badida ay ka badanyhiin dadka pakistan. xeerdheereyaal dhanka ciidanka ayaa ku taliyeen in caalamka uu faragelin deg deg ah ku sameyo xisada jamu kashmiir

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY