ciidanka xooga turkiga oo dagaal kula jira ISIS iyo Kurdiska

admin
1 Min Read

TURKEY ARMY

waxaa ay aheed isbuucii lasoo dhaafay marki ay ciidama xoogan oo turki ah ayka gudbeeyn xaduudka dalka Syria iyakoo baacsanaya xoogaga Daacish iyo muaradka kurdiska oo dagaalo kula jira dalka turkiga

kolonyo ciidamo tangiyada iyo kuwa  lugta halkaa aaday ayaa waxaa galeeyn dagoolo fool ka fool ah oo ay la galeey dacishta iyo kurdiska. waxaana laso weriyey in cidanka turkiga uu ka soo gaaray dagaalka  qasaare gadiid iyo mid nafeed

duqeeymo ay geeysteen cidanka turkiga ayaa waxyeelo shacbi u geeyste sida ay shegayaan waklada calamka iyo hayadaha xaquuqul insaanka u dooda. Alepo  ayaa ah meesha dagaalada si weeyn ay u sameeyeen.

dowlada turkiga oo ka careeysan weerar lagu soo qaaday saldhig boolis ay leedahay ayaa go’aan ku gaartey ineey ciidankeeda ka gudbaan xaduudka ayana bacsadaan xoogaga daacishta iyo kurdisk

daacish waa xoogag sameeyn colaaded ku haya dalal badan oo dhaca deegaanka, laakiin kurdiska yaa ha  dhaq dhaqaaq gobonimo doon taa oo turkiga dhib weeyn ku ah in qeeybo ka mid ah dalkeeda ka go’aan

 

Share This Article