masjidka ceelqalaw ka qeeyb qado dhismaha

admin
2 Min Read

masjidka ceelqalaw

madoneeysaa liibaan aduun iyo mid aaqrio,  hadii ay tahay jawaabtada ama rabitankada haa. waxaa si sharaf iyo naxariisk ku dheehan lagaaga codsanya inaad ka qeeyb qaadata dhismaha masjidka ceelqalaw oo ah masjid qadiimi kuna yaalaa mee istiraatijiyad ah.

masjidka wayaa waxaa uu ku yaalaa wada danwadaga xaafada ceelqalw dhanka koonfureed waxaan aad ugu dhowyahay saraha dhaasheer somali airline ama jaamacada Horseed international xarunteeda koowad

masjidkan waxaa uu kayaal bartamah xaafada ceelqalaw halkaas oo ay ku tukadan dadka xaafda ceelqalaw intooda badan ku dhowadaa 1 KM wareeg aya dadka kaga imadaan.

taa waxaa sii dheer masjidka waxaa uu ku yaal wada lamiga danwadagaha taa oo ay maraan gadiid aad u fara badan halkaa oo rakaabka gadiidka daweynaha marka xiliga salada la gaaro ay ka degan gaadiidka saladan ku tukudan.

masjidka waxaa uu hesta dhul dhexdhexaad ah 30×20  waxaana hada ka dhisan dhisme 2 dabaq oo qadiimi ah kaa oo laga baqo inuu dumo geeystona qasaare aad u xoogan dhakasta. maamulka masjidka, culumaa’udiinka, imaanka, dhalinyarada, haweeynka iyo ganacastada deegaanka waxaa ay dadka deeganka soo jeedo iyo dhamaan dadka somaliyeed ee qeeyrka jecel ugu baqyaan in ay ka qeeyb qaataan dhismaha masjidka

in masjid waxku darsato waa mid ka mid waxyaabaha ugu qeeyrka badan. weliba dadka walikood dhintey ha ku dadaalaan sida ay walikooda dhalay, koriyey, trabiyey, waxbaray ineey u sadaqeeyaan waxii ay awoodaan.

waxaan ilaah ka rajeeynaa inaan aragano sanadka soo socodaa masjidka oo  hantay dhisamaha sawirka naqshadan casriga ah.

waxii faah faahin la xiriir maamulka masjidka ama  telfonada ku qoran boorka.

websiteka shaqo kumalahan hoowshaan.

mahadsanidiin

Share This Article