dhulgariir dalka Talyaniga ku dhuftay

admin
1 Min Read

Amterice

qamista shalay  ayaa dhul gariir aad iyo aad u xoogan ku dhuftay dhoowr magaalo dalka talyaniga ka mid ah. dhulgariirkaan ayaa ah mid aad iyo aad u baxad weeyn kaa oo geeysta qasaare naf iyo maal. magaalooyinka Amtricr iyo Accumoli  Roma ka xiga waqooyi galbeed 100 Km iyo Pescara del Tronto oo bariga  fog 25 dalka talyaniga.

 

dadka  ku nool magaalyinka dhulgariirka sameeye saameeynta ayaa ay soo gaartey qasaare nafed iyo mid maal.  kooxaha gurmadka oo wata katrabilaro iyo eeyo ayaa waxaa ay wadan bad baadin dadka burburka hoostiga ku xaniban.

inta badan magaaloyinka ayaa noqdeeyn kuwa burburay oo sida qashin meel laturey ay guryaha iyo geedaha rogmeeyn. dhimashada yaa waxaa la shegaya ineey kor u dhaaftey 250 halka dhaawacan uu ka badanyhy 360 qofood

dowlada dalka talyinga iyo hayada samafalka ayaa iska kaashanyaan sida dadka loo gu sameeynlaahaa dib u dejin.

Share This Article