buundad aduunka agu dheer dalka shinaha laga dhisay

admin
1 Min Read

 

buundada aduunka ugu dheer ayaa waxaa laga dhisay dalka shiinaha taa oo ay  ku baxday dhaqaalo gaarayo 22.5 million yuan (£2.5million)  buudandan ayaa cabirkeeda  yahay 430 mitiri dhererka iyo 6 mitir balaca waxan markii ay qaadi karta  ilaa 800  qof.

dalka shiinaha oo ah dal aad iyo aad u baxadweyn misan waxaa dhibaato xoogan ay ku qaban buuraha iyo biyaha frahabadan oo markasta kala xira isu socdaka dadweeynahay iyo ganacsiga. buundan waxa ay  xiirirsaa labo buurood waayweena kuna  yaalaa Zhangjiajie, Hunan  gobolka

 

dalka shiinaha ayaa waxaa uu lasoo baxay dardar  xoogan  oo ah horumarka aduunka, dalkan ayaa waxaa uu soo saaraa waxyaabo badan oo casri ah. dalka shinaha oo ay kunnool yahiin dadka aduunka ugu badan ayaa ku qasbanaday inuu raadsho xal horumar ah

dadka wax odorosa ayaa shaagay in gobolka Human oo ah midka ugu wadooyonk xun halkaa oo  dalxisayaal badan tagaan snadka uu sameyndoon horukac dhanka dalxiisak waayo buundan kaseemysan quraarada ayaa waxaa ay soo jiidan doontaa indhah dad badan oo calamka

Yahaye

Share This Article