cambaareeynta loo jeedinaayo weerarkii lagu qaada xarunta dowlada hoose ee magalada Galkacyo Puntland ayaa is soo taraya. cambaareyntan ayaa ka imaaneysa dalka iyo dibada.
madaxaa dowlada federaalka Xasan Shiik, Reeysul Baarlamnak Mohamed Isman Jawari, Cumar cabdirashid Reeysul wasaraha iyo wasiiro iyo xildhibaano badan ayaa cambaareeyn xoogan dusha ka saaray masuuliyada weerarka oo ay ku tilmaameeyn mid waxuushnimo cidii ka dambeeysena sharciga la horkeena
sidaa si lamid waxaa cambeerayno soo jeediyey xafiiska qaramada midoobeey qeeybta siyaasada, safaarado iyo wakiilo hayada caalmi. kuwaa intaba sheegey ineey murugada la qeeybsandoonaan walaha meesha ku dhintey iyo kuwa dhaawacacamy
madaxmeyaha jamhuriyada federalka xasan shiik ayaa yiri waan u tacsiyeeynan kuw ku shahiideey weerarka gardarada lagau qaaday dad masuuliyiin dadkooda u adeegaya iyo shacabi aan waxba galabsan
weerarkan ayaa waxaa lagu qaada shalay xarunta maamulka dowlada hoos puntlad Glakacyo halkaa oo ay weerareyn rag hubeeysan oo watay labo gaari kuwaa geeystay qaraxo iyo dagaal fool ka fool.



