fadeexad ka dhan ah Mr. Turam

admin
1 Min Read

turam

source 

magaaloyinka dalka mareetkan ayaa waxaa lagu arkey asnaam caag oo qof qaawn  taa oo laga metelay sawirka Dolan Turam. tani ayaa ah fadeexad lala donayo ninka dorasahd xisbiga Jamhirga u tartayama.

Dolan turam oo ah maal qabeeyn caan ah leh hanti badan ayaa ku cusub masraxa siysada  asigoona la soo baxay hadalo kulul oo ah cambareeyn dadka madow iyo kuwa islaamka iyo kuwa muhaajirinta dalka mareykan ku nool

sawirkaan ayaa waxaa uu noqday mid soo jiitey indhah dad badan aydoo aad arki karto dad  badan oo ka qadanya sawiro iyo kuw qadanay muqaalo video ah

 

Share This Article