KACAANKA DADKA NAAFADA

admin
3 Min Read

disability revolution

KACAANKA DADKA NAAFADA

qormada koowaada

taariikhda: 10 Agosto 2016

halkan waa bar ay leeyahiin dadka naafad waxaana lagu baahiyaa arimaha dadka naafada horumarkooda iyo wanaagooda.  waad ka qeeyb qaadan kartaa adigoo nala sheergareeyanaya macluumaad dadka naafada kus saab san oo ah oo helikarot   ama xitaa waxaad nagusoo xiirkarta dadka naafad aad taqaano.

 Runtii dadka naafada waxaa heystaa dhibaatooyin iyo culeesy dhankasta ah intoda badan  kanayimad bulshada ay la noolyahiin.  waxa aan rabanaa kuwa dadaal ka sameeya  ee waxbarta ama shaqeeysta inaan la xariirnaa iyo kuwa aan wax barananin ama shaqeysnin.  waana macquul inaad taqaan qof ama shaqsiyaad naafo, saaxbida, walaale, hel, qaraabo iyo dersi mid uun baa jirikara.

waxaa  dhicikarta  in uu dhaco isbedel marka adiga iyo anaka aan iska kaashano wacyigelinta shaqis  ama kooxo dadka naafada ka mid ah.  hadalka fiican  waa sadaqo meesha aad joogta waxaa laga helikaraa qof ama dhoowr qofood oo naafo kuwaa oo bulshada ka takooran. waxaad isku dayadaa inaad sameeyso isku day ah marka hore inaad noqoto saaxbiin ama qof walaalnim dhow u mujinyaa.

kadibna  ka dhaadhic inuu kula midyahay/tahay kuna boori inuu u kacaa waxii uu kara waxabrashao ama shaqo lakaasho dadka kugu dhow degaanka, asxabta, eheleka iyo walaal oo arinkaas culeyskisa kula qeeybsada hadii aan dhahnaa waxqabadkastaa wuxuu u bahanyahay dhaqaale waxaba ma hagaayaan.

waxaan aaminsanahay waxaksta waxay u baahaynhiin isku day iyo daacadnimo in loo wajahaa hadii qof ehelkada, saxibada ama caruurtada ka mid dhib soo wajahdo  xaalad, waxa aad  ku bixsaa juhdi aad iyo aad u badan. laakiin waxaad ogaata in dhiirigeinta iyo wacyigelinta shasiga iyo koox naafo ah ay tahay waxa  u bahan dareeyn iyo naxariis aad u muujisa.

dadka naafada bulshda aduunka waxa ay ka yahiin qeeyb muhiim, siyaabo badan ayaa looga faa;iideystaa qeeyraadkooda iyo kartidooda. waxaan ay u baahanyahin maalgelin in lagusameyo qeeyradka kartiyeed rabi siieyey. tusaale, in waxa la baraa, la shaqaaleeysiyaa iyo in laga qeeyb galsho shirarka wadatashiga arimaha  qooyska, saaxbida, deegaanka, bulshada iyo si yaasada.

 waxaan diyaar u nahay inaan dadka abaabulnaa wacyigelina marka hore. kadibna ay qofkast meesha uu joog abaabul ka bilaawea waxaan wadnaa qorse layiraahdo KACAANKA NAAFADA waa olole dadka naafada lagu baraarujinya iyaka iyo bulshada ay lanoolyahaiinh

Share This Article