Aktor caanka Shaaqruuqaan oo Dalka Mareeykana lagu xiray

sharukhaan

jilaaga caanka kasoo  jeeda dalka India Sharukhan ayaa lagu xiray dalka Mareeyka eeraboor kuyaal Los Angles maalin talado ah. arinkaan ayaa yimid kadib marki jilaaga caanka ah Shaaruukh khaan  uu isticmaalay twitterka asiga oo ah ka hadlay arimo ku saabsan amaan asigoo la hadlaayo qofkale.

ma ahan markii ugu horeeysay jilaagaan lagu xiro dalka mareeykan waxaaye aheed 2012 markii sidan oo kale Sharukhan lagu xiray garoonka New york dalka Mareykan 2 maalmood.

arinkaan ayaa noqday mid ay wax badan isk weeydiiyaan shirkada caanka ah filimada soo saarta Bolywoodka dalka india sabata keentay in xariga jilaga uu soo noqnoqdo.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY