Wadanka Haiti o ah wadan ku yaalo qaarada laatin amerika dalkaas oo ah mid dadkiis ay yahiin madoow lehna dhaqan 100% african ah si weeyna u qadiriya dhaqanka iyo siyada qaarada afrika ayaa waxaa uu ku soo biridoonaa ururka midowka qaarada afrika AU Afrcan Union. kulan kii lasoo dhafa aya lago haldlay dalabka dalka Haiti waxan leysku afgrty in lagu dara ururka midowga afrika
AU ayaa ansixindoona kulanka bishan June dhicidono xubinimad dalka Haiti Au wana arina dad badan soo jiidatay



