Masiirka Hayadda Saaxafada Qaranka Somaliyed

admin
2 Min Read

NUSOJ maamulka cusub Hayada saxfiyinta qaranka soamliyeed Mr. Mohamed Ibrahim Maclimuu ayaa waxaa uu wada hoowlo u ku mideeynaya saxafad somaliyeed qeeybahdeeda kala duwan. waana nin leh qibrad saxfadeed oo aad iyo aad u dheer
lakiin arinka qilafka kenikara waxanka mid ah in uu macalimuu dad qaas xigsado ama uu xagliy
waxaa ay saxafiyiin badan doorashadii dhacady ay ku dhalilayan in ay jirtay wax xogaa cadaadis iyo isdabamrin ay sameeyen kuwo isku sheegay gudiga saxafad qaranak somaliyeed kuwaa marin habibey qadiyad saxafad soamliyeed

saxafad waxaa ay ka koobantahay 3 qeeybood
1- idaacadaha
2- TV telfishanada
3- websiteyada
4 jorunalada

awooda saxafada waaxaa xoog ku xayuubsaday milkiiliyaal idaacada iyo telfishino taa ah xaqiraad ku sameeysay doorka saxafiga xirfadlaha ah.
kuwan sheegtay maamulka ayaa waxaa ay yahiin milkileyaale, maamuleyaal iyo maalqabeeyn donaya ineey marinhabaabiyaan saxafada somaliyed

xogheya NUSOJ Mr. Macalimuu waxaa u furna labot talaabo mid
1- in uu raaco kuwa saxafad iney kufsadan raboo oo ah milkileyal iyo maamuliyaal. kana leh dano qaaso NUSOJ
2- in uu raaco saxfiga xirfadlaha magacan u dhimanaya, uguna shaqeeyo dadweynaha iyo dalkiisa.

Mr. Macalimuu kuma cusbo saxafad laftirksa wax badn uu ka yaqana saxafad lakiin waxaa uu u bahany waxa waye wadatashi qeeybaha ee quseeyso hoowsha iyo daacadnimo. hadiikle dilaaliinta saxafada waxaay ku hogaminkaraan fashil.

fikir ahaan waan teegersanhay doorsho xalal ah iyo maamulka cusub lakiin waxaan dhaliilsanhy qaabka wax u dhaceeyn iyo waxa ka dambeeynkara

Share This Article