Madawayne Erdugan ayaa Tacsi qiima badan u diray marxuum Mohamed Ali kalaay ,

Tacsidi ugu Qiimaha Badneed abid loo diro Shaqsi muslim ah ayeey ahayd.

received_1018004871614512

Madaxweyne Erdugan khudbadiisii ku aadaneed Tacsida Marxuum Mohamed Ali kalaay Wuxu Cinwaan uga dhigay Sidan

” “Feeryahankii , deeqsigii, sharaftii ,Go,aan aan adeegaagii , bani’aadan-nimadaadii Geesiisinamadaadii Marnaba laguma ilaabi doono “”

Madaxwayne Erdugan ayaa tacsi u diray Dhamaan umada Musliinta iyo Ehelkii uu ka baxay Marhuum Mohamed Ali kalay oo ahaa Feeryahan dunida caanka ah , sidoo kale waxa u ahaa Geesi Musliinta soomaray , sidoo kale shaqsi wuxuu ahaa u halgama dhiragalinta dadka Musliinta iyo afrikan ka madoow

Madaxweyne Erdugan ayaa ka Hadlay Tariikhda Marxuumka , isagoona sheegay xiligii uu ahaa Ciyaaryahanka kalaay waxaan ka daawan jirnay shaashaaha Madowga ee loo yaqaano Black an wite ka waana u dhafri jirnay kulamadiisa in an daawano qaar kale idaacadaha ayee ka dhageesan jireen Ciyarahiisa jacaylka loo qaban Tageeradiisa, Madaxeyanaha oo Hadalkiisa wata ayaa intaasi raaciyay waa in aan xusnaa dadka magaca ku leh umada islaamka, tageero loo muujiyo waa muhiim Kuwa hada so baxaya ee doonaaya in dunida magac kuyeshaan,

FB_IMG_1465065092345

Sidoo kale Wuxu ka Hadlay Madaxwayne Erdugan Goaankii geesinimada lahaa ee Mohamed Ali kalay uu ka qaatay 1967 dii dagaalkii dowlada maraykanka uu ku Xasuuqay shacabka reer Fiitnaam, Mohamed Ali aya diiday in uu aad dagaalkaasi wuxuuna ku yiri “” Maxay tahay sababta aan Dhar askar u xiranaayo oo aan dhoor dalkale u tagaayo, iyadoo waliba la xasuuqaayo dad Masaakiin ka sidoo kale loo adeegsanaayo xaalad ka fog bani’aadanimada , sidaas ay tahay dowladeeyda iigu yeereeso nin kii Madoobaa”” Wuxu ahaa goaan wanagsan oo ay Tageeradiisa dunida dhan soo dhoweyeen Hadalka feeryahanka,

Allah u naxariisto Marxuum Mohamed Ali kalay wuxuu dhashay 1942 waxuuna geriyooday sanadkan 2016ka

Dhamaan dunida islamka ayaa iyagana tacsi u wada diray Feeryahan Mohamed Ali kalaay oo Maanta ku geriyooday dalka Maraykanka ,

received_1018004871614512

 

WQ kama  Hassan

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY