Magaalada Baarliin ee dalka Jarmalka

Abdullahi
4 Min Read

Magaalada Baarliin ee dalka Jarmalka
Berlin wa magaalo dhibaato badan soo martay manatana wa magaalada ugu dalxiiska badan germalka sidoo kale yurub waxa ay ka midtahay magaalooyinka ugu horeeya, dhaqaalaha magaladani waxa uu ku tiirsanyahay dalxiisayaasha, waxana sababay taariiqda ay soo martoo xanuun leh dadkeedii ayaa fakaray oo hurdada ka kacay,
Muddo 28 oo ay dadka reer Berlin labadiisa dhinac kala degana is arkin 9 sep 1989 waxa lagu dhawaaqay in caawa saqdhexde waxii ka dambeeyo ay dadka reer Berlin isu gudbi karaan Berlin Wall faraxada ay habeenkaasi farxeen in kbadan 2 milyan ayaa soobooqday goobtaasi isbuucaasi laba maalmood oo kamida ,


kahor inta aan derbiga la jabin dadkaasi familada qaarkii ee labada dhinac kala degan in ay is arkaan marka ay rabaan waxa ay u dhoofi jireen wadama yurub qaarkii sida budapest Hangry oo ay kusoo kulmaan kasib kusoo wada laabtaan Berlin labadeeda dhinac,
qiimaha ay dadka reer Germany ugu fadhiso Berlin maxaa ka duway tan magaalooyinka kale maadama magaalooyinka kale qaarkii uu gumaystahu joogay ingiriis amerikaan iyo france, sabab ?
Wabiga Spree River, Berlin waxa uu dhinac maraa derbiga Berlin waa goob ay dad badni ku dhamaadeen caruur dumar iyo waayeelo dagaalkii qaboogaa ee aduunka intii uu taagnaa derbiga Berlin ,

sanadka marka uu ahaa 1945 dalka jarmaka uu sidhibay waxaa lo oqeeyb 4 qeebood ay kala mamulaan Fanrce, English, USA and USSR. Sanadka 1946 waxaa lamideye dhulka ay hesytan reer galbedka France, UK and USA oo qatay qeeyb ka mid dalka Jarmalka ahalka dhiga soo horay uu qatay dalka Ruushak.  Maglada  barlanin waxaa ay sida ku noqotay labo qeeyb.

Maaglada baarliin. Dagaalki labad aduunka 1945 maglada barlin dulan lagu soo qaday waxaa ka qeeyb qatay 1 milyan askari, 20,000 tangi kaas oo socday afar maalmood ay ku qnafwaye boqolaalkun askar ah.

sido kale inta u dhexaysa Derbiga Berlin iyo Biyaha Spree waxa ku yaala Wall Museum East Side Gallery waa gob ay dalxiisa yaashu kasoo dalacan karaan taariiqda wadankan dagaalkii labaad aduunka iyo kii qaboobaa ticket ayaan alagu galaa ,
Taariiqda cashar ayaa laga bartaa ee lagama sheekeeyo kaliya ,germal sheeko gabay heeso iyo amaan intaba lagama yaqaano, hadana aduunka dalalaka ugu hormarsan ayuu ku jiraaa,
1989 xiligaan waalanay ayay iyaguna dawoobeen kawaran heee, kalitaliskii na dhaafay taariiqda uu nagu leerabay ayaa dalkeena meeshan dhigtay iyaguna wali kuma baraarugsana cudurka uu nagu reebay nuucuu yahay ,

Duqa Magalada : Michael Müller

Bedka : 891.1 km2 (344.1 sq mi)

Tirada Daka: 3,748,148

Furaha Dal Ku galka: 030

Daqliga guud: €147 / $174 billion

Daqliga  qaaska shqasi  : €40,600 / $47,900

Telfoonada shirkada taskiyasda dadka qaada

44 33 22 Taxi Funk Berlin
26 10 26 Funk Taxi Berlin
26 30 00 Quality Taxi
21 01 01 Würfelfunk
21 02 02 City Funk

Daqliga Shaqsiga: €40,600 / $47,900
WQ Kamal Hassan Hussein

Share This Article