maal maha soo socoda waxaa xirmidoona wadooyinka qaar Muqdishu

admin
1 Min Read

saacada fooda nagusoo hayaa waxaa la filayaa ineey bilaawdaan ololeyasha lagu dharinlahaa xildhibanda qaranka somaliyeed si loo guda galo qeeyba kale oo doorashooyinka dhiman. hadeer waxaa soo idlaatey doorashoyinka dadban oo lagu doortay 275 xildhibaan aqalka hoose  iyo konton iyo dhoow  xildhiban aqlaka sare ah.

waxaan macquul in la bilaawo dhaarinta iyo sharciyeeynta xildhibanda faraha badan ee dalka oo garayaa 300 oo xildhibaan taa oo ah number aad xoogan marka loo fiirsho dadka iyo dalka somaliyeed oo aan xamilkarin sharcidajin iyo xukumado ka kooban dad kun qof ka badan hadana oo u bahan dhaqaale aad iyo u xoogan oo dalka kasoo xaroorin

dadweynaha waa ineey si joogto ah ulasocdaan warbaahinta si u helaan macluumadyo joogto oo ku saabsan xildhibanda dhaaritaooda iyo doorashooyinak haray. hadii jidadka ay xirmaan waa in dadka ay isk joogaan maalmo kooban guryahooda ama xaafadahooda ayna ku qabsadaan waqtigaa qaaliga dano kale oo muhiim ah

 

Share This Article