gabar u dhalatay dalka Masar oo lagu magaacbo Eman Ahmed 36 ayaa ah qof qabo hilib iyo cayil aad iyo u badan kaa oo sameeyn xoogan ku yeeshay caafimaadkeeda. gabadhan ayaa waxaa miisankeeda lagu qiyasay 500 Kilo Garam too ah miisan xoogan iyo cayil xad dhaaf ah. waalidka gabadhan ayaa sheegay in ay mudo 25 sano ah san ka bixin ilinka gurigooda sabab culeeska jirkeeda saaran awgeed.
gabadhan markii ay dhalaneeysay waxaa ay aheed miisan ka badan 5 kiilo kaa oo ah mid aan caadi aheeyn ama culeeskeeda. waxan markii ay dhalatay laga dareemey baran jirkeeda qaar kaa oo loo aneeye infekshino jirkeda kasoo raacay dhalmada. gabadhan ayaa socod waxaa ugu dambeeyse xiliga 11 jirka markaa oo ay kusoo koobantay nolsheeda guri joogto.
dhaqtar ayaa yiri hadii ay runtahay in culeeska gabadhan yahay 500 kilo gram aya hanan doonto record qofka aduunka ugu cayilan oo hadeer uu heeysta qof mareykan oo lagu qiysay 292 Kg. hadii gabadhan run noqoto iyada ayaa qadi doonto recordhka
nasiib wanaag gabadhan waxaa ay qooyskeeda qorsheynayaan in loo lagu sameeyo qaliin dhanka jirka kaa oo hilbkeeda lagu dhimidoono. waxan qaliinka lagu sameeyn doonaa dalka India. dhaqaatiir qaar ayaa sheegay in ay gaarsiin doonaan culeyska gabadhan 100 iyo xogaa Kg . xeeldheerayaal dhanka caafimadka ayaa ka deeyriyeen arinka qaliinka gabdha iyagoo ku tilmaamay mid aan macquul aheeyn oo ka bad badis ah
cuduro badan oo ay ka midtahay bidarta ayaa daawo loo helay iyo xal marka in cayilka qofka qalin looga sameeyo waa wax dhicikaro mar uu cilmigeeda la gaari doono.




