Qaraxyo dad badan ay ku dhinteeyn oo ka dhacay dalka Sirilanka

admin
2 Min Read

kudhowaad lix qarax oo xoogan ayaa laga maqalay degmoyinka ka tirsan casimada dalka Sirilanka ee Colombo kuwaa lala beegsaday kaniisad kaladuwan oo ku yale halkaa

qasaaraha ayaa garaya ku dhowaad 200 qof si hor dhac kuwa isugu jiro dhaawac iyo dhimasho. kanisadaha la beegsaday ayaa kuyaala degmooyinka Negombo, Batticaloa iyo Colombo’s Kochchikade kuwaa ku yala Magalda Colombo

war deg deg ayaa shegay weerarkale oo ka dhacay meel kale degmada
Dehiwala oo ka mid isla magalda Colombo. werarada nruxuay kaniisadaha ayaa sababay xasuuq dad badan oo ku cibaadeysaney halkaas

waxaa goobaha qarxyad ka dhacay gaaray gadiidka gurmadka deg dega iyo ciidanka booliska kuwaaoo dadka dhawaca iyo meedka ka daabulay goobta. dadweyenah ayaa ku xomay isbitalda si ay badi goabahn ehelado ay ka baqayan in waxyelo kaso gartay qaraxa

kumaan kun dhalinyaro mutadawac ah ayaa ku soo xoomay goabaha dhiiga laga baxasho si loo cawiyo dadka faraha badan ee dhawaca kas soo garay qaraxyada. shacbiga iyo dowlada Sirilanka ayaa si weeyn ula yaban sababta weerarkan

madaxada iyo wasiirad qar ka mid ayaa saxafada kala hadlay dadweynaha in ay is dejiyan xaladan wax laga qaban doono. arinkan ayaa ku noqday dowlada Sirilanka dharbaaxo aan la filey.

majirot weli cid sheegatay weerarkan balse waxaa laga baqaya in uu yahay aarsi dadka islamka weerarki masjid kuyaal dalka Newseland oo ay ku geriyoden dad farabadan oo muslimiin

Share This Article