
Cilmi baaris la sameye waxaa ay sheegeysaa in xayawanka eyga ah, uu qeexi karo xaalada farxad, xanaaq, welwel iyo cabsi hadii uu uriyo dhididka ama neefta dadka banii’aadmka ah. Daraasadan ayaa shacisey in xayawanka eyga uu leeyahay dareen uu ku turjuno darenka dadka banii’aadnka ah
Darsadan ayaa waxaa kaxqeeyb koox mutadawaciin oo lagu dameye tijaabo funaadaha ay wateeyn oo eyga loogey kadibna uu shegay xalda iyo darenka qofkasta oo ka mid kooxda
Darsadan aya lagu sameye dalka talyaniga ayaa si weeyn u soo jiidatay aduunka gaar ahaan waalidiin leh caruurta oo ku farxay in eyga ka caawindoono daryeelka caruuetoda. Arinkan ayaa waxaaxkale oo qimo gooni u yeeshay dadka aan dhalin caruurto oo heli doono isku haleyn xayanka eyga kaas oo leh awood uu ula socodo xalda qofka uu la noolyahay
Xayawaanka eyga ayaa ah mid da badan aduunka ay u adeegsda siyabo kaladuwan. Inkasto dadka islamka ay adeegsankaraan xaywaanka egya hadii ay jirto baahi loo qabo. Ama ay xaneeneysanakraan ahdii xiiseeynayaan. Eyda ayaa loo adeegsan jiray amrkii hore waardiye, ugaarsi iyo haga dadka qabo naafanimada arga. Hada waxaa soo ifbaxeyso in xayawanka eyga uu lahan doono faa’iidooyin badna oo kala duwan



