Qamiis 06 Decmber 2018 wasiirada wasaarada xaquuqul insaanka ayaa ka hor aqrisay sharciga dhismaha hayada dadka naafada ah. sharcigan ayaa ah mid ay soo diyarisaday wasrada haweeynka iyo Xaquuqul insaanka. waxaan ansaxiye golaha wasiirad 28 july golaha shacbiga waxaa uu ansaxiye sharciga 17 bisha novembber 2018 kadib 3 aqris iyo wax kabedela uu soo maray sharcigan
Wasirada oo Sharciga Naafda ka hor Aqrisay xildhibanda Senatorada Aqalka sare ayaa faah faahin ka bixsay sharciga, iyada oo xustay in sharcigan uu markiis hore kayimid dadka naafada kuwaa hayadan ka gaday hayadaha dowlada sida golaha wasiirada iyo baarlamaanka sharci dajinta 9aad iyo 10aad. wasaarada waxa ay wadatashi kala sameeyesay qeeybo ka mid ah ururada, hayada. wakillada, aqoonyanada iyo Shaciyqano
wasiirada Haweyenka iyo Xaquuqul insaanka Marwo. Deeqo Yaasiin ayaa uga mahadcelisay golaha aqlaka sare gudoonka iyo xildhibaanda sida ay uga aqbalayn horkeenida sahrcigan, waxaana iidnka codsanyaa inaad sharcigan dadajisan.
Senatoro dhowr ah ayaa suaal ka weeydiiye quseeya sharciga waxaana ay ugu jawabtay in sharcigan uu yahay mid lagu dhisayo hayad oo qura, hayada oo noqon doonto mid bixisa adeeyada noloasha aas aaska u ah bixisa. waxana ay u abuuridontaa dadka naafada fursado iyo adeegyo nolosha iyo horunarka muhiim u ah.
Mudane. Abshir oo ah godomiye kuxgeynka koowaad golaha Aqalka Sareayaa uga madah celiye dadaalka wasiirada iyo dardar gelinta shariga hayada naafada, waxaana uu faray gudiga sharcigan uu quseeyoo in dardargeliyo daradseynta iyoo waxka bedel ama ku darida loo bahodo.
dadka naafad ayaa intooda badan ay soo dhoweeyen arinka sameyntna hayad dadka naafada oo madax banaan. arintaan oo ah mid ay dadaal xoogan u soo galeeyn. inkasto dadka naafada doorka iyo wada sahqeynta geedi socdka dhisamaha hayada uu ayhaya mid kooban. dadka naafad qaar ka mid ay ayaa qabo in hayadan tahay mid dadkka naafada qeeybo kamid fursado loogu aburayo.
sida sharciga u qoranyhay xubanaha sare hayda waxa soo magacabayo wasiirada waxaana dadka naafada ay walaac ka qaban in dad lawato iyo kuwa hada wassiirada ka ag dhow loo dhiibo taa oo mesha ka saarikarta cadalada iyo hufnaanta wax naafo qaran leedahay. waxaa kale oo jirto in sameynta miisanyida, qorshaha iyo




