Cilmi baaris lagu sameyay waxtarka ukunta

egg-for-health

Journal of American nutrition waa joornaal wax ka qora culuunta nafaqada iyo quudiinta kaa soo daabacay cilmi baaris lagu sameye ukunta qiimmaha ay lledahay. Warbixintaan ayaa shaacineeysa in ukunta ay tahay cunto nafaqo iyo caafimaadleh.

Cilmi baaristaan ayaa xustay in cunida ukunta ay ka hortagi karto qatarta qofka in dhiig kar ku dhaca ama in jirkiisa ay ku badato maadada  sababto xijirada dhiiga ka sameeysa oo ah waxa sababa dhiig karka

 

Cilmibaaristaan ayaa naqdineeysa kuwo hore loo sameeye. waxaana ay muujineeysa in cunida  xabad ukun maalinkasta ay  tahay fursad 12% in ay ka hortagto qatarta cudurka dhiig karka iyo hanashadiisa.

Darasadan sheegtay in ukunta tahay cunto dheelitiran caafimaadkana u fiican.  Waxaa kale oo ay yareeysa fursadaha jirkada ugu dhalankaro cudurka dhiig karka

Dadka qabo cudurka dhiig karka waa ay quudan karaan ukunta iyagoo ka helikara nafaqo dheelitiran oo caafimadka iyo nolosh qofka waxa weeyn ka tarikarta.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY