Danyel oo ah haweeyneey u dhalatay dalka Aljeriya ayaa waxaa ay go’aan ku gaartay ineey halkaas ka qaxdo 1990 kadib markii ay dareeynta in gabadhaha ay dhashay ay dhibato kasoo wajihi karto weerarada joogtada qolooyinka xagjirka ka wadaan dalkaas oo ah goob dagaalo sokeeya kasoo ifbaxday.
34 jirtan Danyel oo ku dhalatay Marocco ayaa waxaa ay caruur u dhashay nin Algerian ah waxan ay nolol fican ku heysteeyn halkaas ayada iyo 4 caruur ay isu dhaleeyn. waxa ay ka shaqeeynjirty Qunsulka Mareykan Kutala Magaalo xebeeda la yirahdo halkaas oo ay ka aheed xogheyn iyo lataliye arimaha dhaqaalaha. halka ninkeeda uu ahaa injineer



