Toban kun oo qaxooti ah oo soo gaaray Ausria

refugees in austeria

Dalka Ausria waxaa soo gaaray 10,000 oo muhaajiriin ah sabtidii, iyada oo bartanka lagaga jiro is maan dhaaf soo kala dhex galay dalalka ku jira Midawga Yurub, arrintaas oo la xiriirta sidii loo maarayn lahaa qaxootigan sii badanaya.

Qaxooti ayaa laga soo celiyay Croatia oo loo soo celiyay Hungary, kuwaas oo markii dambana lagu soo celiyay Austria

Hungary waxay ku eedaysay Croatia in ay jabinayso shuruucda kadib markii ay ku guul daraysatay in ay diiwaangaliso qaxootiga.

Qaar ka mid ah qaxootiga ayaa BBC u sheegay in aan xataa Hungary laga diiwaan galinin

Dhanka kalana 26 muhaajiriin ah ayaa la waayay kaddib markii ay doontii kula dagtay dalka Giriiga.

Ilaalada xeebaha ayay u suura gashay in ay badbaadiyaan 20 ruux balse waxay sheegeen in ay doontu waday 46 ruux markii ay ku dagtay jasiiradda Lesbos ee dalka Giriiga.

Dhacdo tan ka duwana waxaa wali socda baadi goobka 13 ruux oo la waayay kaddib markii ay isla aagaasi kula dagtay doontoodii sabtidii, halkaas oo ay ku dhimatay gabadh shan jir ah.

 

  • Related Posts

    Inclusive for all election training workshop

    Two days training for inclusive for all election is finalized in Mogadishu for the civil society clusters the training is joint work for the members of the clusters the 40…

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    On Saturday 29 may  2021 in Mogadishu the  monthly  disability cluster is held  in the IEDP conference hall for the members of the cluster . the meeting participants were some …

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY