Cadaalad Haloo Sameeyo Marxuun Marwo Qamar

admin
2 Min Read

War saxafadeed

Ururada dadka naafada, shaqsiyadka dadka naafada u dhaqdhaqaaqo iyo dadka arimaha naafada daneey waxa ay halkaan ku soo gudbinayaan  hadal saxaafadeed ka dhan ah tacdiga dilka iyo dhaa waca loo geeystay labo dumar naafo ah. Maalin Arbaco 04 march 2019 Xili ay ku sugnaayeen goob laga bixinaye lacag gargaar oo ay bixisay hayada gargaarka binii’aadaminimo bixisa.

Boqolaal qofood oo naafo isigu soo aruuraray wada hormarta Hotelka Shamoow Agagaarka Zobe Degmada Wadajir, Waxada Generaal Daauud Xaafada Buuloxubey.  Halkaa oo ay ku dhimatay haweeney naafo ah lagu magaacabo Qamar kadib markii ay ku dhacday xabad uu iriday mid kamid ah ilaalada Hotel Shamow oo meesha ka dhowaa.

Xabada ayaa sababatay dhaawaca dhoowr qofood oo kale oo naafo  kuwaa oo ay waxyeelo kasoo gaartay isjiir iyo kalacarar ay sababtay xabada , halkaas oo dad naafo la jiiray waxyeelo iyo dhaawacayo kaladuwan ka soo gareeyn.

Waxaan baaq u direeynaa qooska ay ka dhalatay Marxuun  Marwo Qamar oo ah hoyo leh dhoowr caruur iyo Odayasha Qooyska in ay xooga saran sida ay ku helikaraan cadalaada qooska marxuumada Qamar. Waxaan kale oo aan halka baaq ugu direyn  dowalda federaalka hayada cadaalada iyo aminiga in ay sharciga horkeyna gacan ku dhiigalaha galay gabood fal dilsh qof shacab ah. Waasatan birimagooyoda dumar naafo ah.

Waxaan mar labaad leenahay cadaalada haloo sameeyo qamar

Abdullahi Haassan Hussein

Share This Article