Tartanka naqashadeynta kuraasta dadaka naafada ku socodaan

admin
2 Min Read

Waxaa  meel gebpgebo maryaa tartan curinta qalabka iyo adegyada dadka ay u bahnyahiin.  Tartankan ayaa waxaa abaal marin ku guleystay  Mr Slorance oo ah ninka safka hore uga jiro kursiga oo uu soo hidisey oo ah gaari ay dadka naafada ku socdaan.

Mr Slorance waxaa uu soo saarahay gaari  aad iyo aad u fiican oo leh waxyaabo badan oo dadka naafada caawinkara . waxana u leyahay ganacsiga  la yirahdo Phoenix Instinct.

hal abuurka Garigan ayaa ku guleytay abaalmarinta caalmiga ee loo yaqaano Nesta’s Challenge Prize  400,000 bond ka UK oo ay maalgelineso Toyoto foundation waxaan kalamiaha hore ka galaay asiga oo ah Irish,  iyo kuwa kale oo kaso jeedo Itlay, USA iyo Japan.

Nairn-based Andrew Slorance 49 jir  ka soo jeedo Irish waxaana uu naafoobay asiga oo 14 jir. Labo sao  kadib xili u jiray 16 ayaa ku hamiye in horumariyo kurasta dadak naafada oo naqday mid uu aad u isticmalo kaidb marka uu xaqiiqdsaday muhimada dadka uu leeyahay.

Ma ahan marka ugu horeyse oo ashqaas naafo ay ka miro dhaliyen hamigooda oo ah horuamrinta qalabka dadka naafada ay adegsadaan. Waxaa jiriay wiil reer afganistan oo dalka USA kunool oo isna soo  hindisay kursi dadka naafada ku socodaan oo gacanta laga wadikaro.

Dadka naafada ayaa waxaa ay u muuqdaan kuwo ku dadaalay xalinta bahida ay u qaban farsamda iyo qalabka ay adegsadaan qeeybahooda kaladuwan

Share This Article