admin
1 Min Read



Tababar lagu baranayo xeerarka calaamiga xaquuqda dadka naafada  ah  kaa oo ay saxiixday dowlada somaliyed bishi october 2 sanadkan 2018.   xeerarkan ayaa ah kuwo caalami oo lagu talagalay in lagu difaaco dadka naafada aduunka 

tababarkan ayaa waxaa ka sooq eeyb galay 45 qofood oo u badan dadka naafada oo ay ku jiran kuwo kayimid maamul goboledyada dalka ka jiro. waxaa kale oo ka qeeyb galay dhaliyaro iyo haweeyn  bulshada qeybaheda kala duwan metelo.

 tababarkan waxaa qabtay hayada IEDP center oo xubin ka ah madasha dadka naafada Somalia Disability people Cluster.  dadka ka qeeyb galay tababarkaan ay si weeyn uga mahadceliye barashada xeerarkan caalamiga oo ay ku abrtaan xquuqaadkooda aas asaiga dhanka bulshada iyo dowlada

dadka naafada ayaa waxaa ay ku jiraan dadaal xoogan oo ay ugu jiran sida ay kaga qeeyb qaadan lahayeen wadatashi sharciga dadk naafada. sharcigan  oo ah mid xukumada iyo baarlamanka federalka ay ansixiyen hadan aqrin iyo wadatashu u horyaalo baarlamaanka golaha aqalka sare

dadka qaar ayaa soo jeediyeen joogteeyn tababarada noocaan oo kale si dadka waciyigooda iyo ka warqabkooda u kobco. ilaa ay ka garaan her ay ka qeeyb qadan karaan  talada iyo masiirkooda.

Yahye 



Share This Article