Madaxweynaha Dalka turiga ayaa ku dhawaqay xanibad ka dhan shirkada McKinsey

admin
2 Min Read

xukumada ankaraa ayaa  cadaadis xoogan saareeysan shirkada Amerika ee dalkeda ka howlgalo gaar ahaan kuwa heshiiska la ah wasaaradaha iyo hayadaha dwliga ah. arintaan ayaa lagu beegsanayaa shirkada McKinsey oo shirkad latalin iyo mareeynta dhaqalaha oo heshiis la gashay wasaarada maaliyada turkiga. Maxadweyne Ordagan oo la hadlaya xisbigiisa AK oo xisbiga talada haya ayaa ku booriye in xiirirka loo jara wada shaqeynta shirkada amerika qaas ahaan shirkada McKinsey oo qandaras dhanka dhaqalaha kulajirta dowlada

madaxa xisbiga mucaraadka Kemal Kilicdaroglu, ayaa arinka uu ku dhawqaday madax weeynaha gaashaanka u daruuray isago oo ku eedey madaxweynah in qilaafka siysadeed labada soo kala dhexgalay uu donayo inuu ku dhibaataya shrikada sida qaaska loo leeyahay oo heshiiska la ah hayada dowlada. Kemal Kilicdaroglu, ayaa kulan uu la qaatay xisbigisa ka sheegay in hoowsha ay noo hayaan shirkada iyo qilaafka la saraa. muranka Xukumada kala dhexeyo Mareykanka oo ah Badari y xiran Dowlada ma ahan inuu hareeyaa nolosha iyo siyaasada guud ee dalka

wasiirka maaliyada Berat Albayrak, oo isna ka hadlay arinaka xanibada lagu soorogay shirkada heshiiska la ah Wasarada uu isaga madaxda kayahay ayaa yiri cida dhahdaa waxa la jarayaa heshiiska shirkada Mckinsey  waa qof jahil oo aan wax qiimo ah ku fadhinin. Wasiirka Berat Albayrak, ayaa ah Sodohga Ordagan waxaan uu qaba gabadha Ordagan. arinkan ayaa ah mid walaac xoogan sii gelineeysa siyaasada dalka turkiga.

Kemal Kilicdaroglu, ayaa shageeye in sababta ordagan uu beegsanaya shirkada McKinsey ay tahay in la weeydiiye 10 su’aalood oo ku sabsan maclumad lagi bahan ine jawaab ka bixiso xukuumada, taa oo ay awoodi waayaan in ka bixiyaan jawaabo iyo warbixinta laga doonaye.  Kemal Kilicdaroglu ayaa raaciey in Madaxweyne Ordegan uu safar baadigoob deemo iyo deeq uu ka wareegey dalal kaladuwn oo u badan Yurub.

Share This Article