Ambasadoor Maxamed Cali America oo ah musharax xilka madaxweyne 2016 – 2020 ay qado sharaf u sameeye dadka baahiya qaaska ah qabo. musharaxa ayaa si kaduwan musharaxiinta iyo siyaasiyiinta somaliyeed dadka naafada la wadaagay dareeyn iyo farxad xili ay ku wda qadeeyeen hoolka shirarka hotel xayad
qadasharafta oo ah mid suaalo iyo afkaar leeys dhaafsaday waxaa kasoo baxay natiijo lgu farxikaro oo ah in dadka naafada ay helidoonaan fursado qaali dhanka dowlada iyo bulshada hadii cali ameeriko uu ku guuleeysto xilka madaxweye dalka
dadka naafada ayaa weeydiyeen suaal ay ka mid ahaayeen. maxaad dadka naafada u qabankarta hadaan xilka ku guuleeysato. dhanka dowlada, dhanka, waxabrashad iyo dhanka dhaqaalaha
waxaan uu balanad qaaday in uu abuuridoona wasrada arimaha naafada ka sahqeeyso, wasiir naafo iyo agaasimeyaal naafo oo ka hoow lgalidoono qeeybaha kaladuwan dowlada federaalka kasoo biloow xafiisak madaxweeyenaha ilaa kan doowlada hoose.
waxaan abuuri doonaa mashaariic dadka naafada ka faaiideeystaan iyo xarumo dadka naafada daryeel, hooyi, caafimaad, iyo waxabrasho ay ka helaan. waxaa kale oo uu shegay in uu abuuridoona daqli dadka naafada wax loogu qabto heer qaran
dadka naafada ayaa si kal iyo laab furnaan ugu duceeye mr cali amerika inuu ilaah u sahlo kurisga madaxtimino uu tatratnka ugu jiro.




