madaxweynaha dada yar ee dalka waqooyiga kuuirya ayaa laga waaye shaashada saxaafada iyo faagarayaasha dadweeyn oo uu caan ku ah. madaweynahan ayaa waxaa uu jeclaa in uu sawir isga qaado waxqbadkasta ee dalkaa leeyahy. waxaan uu ah in kasoo qeeyb galo dhamaan shirarka dalkaa ka dhaca.
dadka qaar ayaa waxaa ay leeyahiin waxaa laga yaabaa inuu aaday safar howlgal dhanka militerigaa kaa oo kaduwan kuwii hore. waxaana dadka qaar ay leeyahiin waxaa macquul in uu ku maqanyah mashruuc gantaalaha nukliyerka kormeerkeeda howlahaas oo ah badanaa kuwo qarsoodi ah oo aysan soo bandhigin dowlada kuriyada waqooyi inta ay hoowsha socoto balse ay soo bandhigaan oo qura marka lagu guuleeysto wax soosaarka
saxafada caalamka ayaa waxaa ay qoreey warar aan sal laheeyn oo sheegay in looga baqay dil iyo ugaarsi ka dhan wilkanyar madaxweynaha. waayo hub faro badan ayaa roobab daad ah ay qaadeeyn kuwaa oo aan meel lagu sheegin. dalka ayaa waxaa ka daya roobab xoogan socdeeyn mudo isbuuc ah kuwaa oo ahaa kuw aad iyo aad u xoogaan burbur iyo barkaca sameeyn
dadka siysad dalkaas odoroso waxaa ay leeyahiin roobabka ayaa waxaa kala jareeyn isgaarsiinta ciidanka waxaan la waaey xiriirka saldhiyada ciidan qaarkood. iyo xeerooyinka qaar oo burbureeyn ciidankii iyo hubkii ay ka hayaameeyn. ciladahan farsmo oo iskaashaday ayaa dhaliyeey cabsi ah in madaxweynaha la soo weerarikaro hadii fagaareyaal qaar uu soo istaago.




