cabashooyin ka dhan wakiilada 135 loo idmay xulista xildhibaanada

admin
2 Min Read

cabasho-odayasha

doodo iyo isqabqabsi xoogan  una dhaxeeyo beelaha somalida intooda badan ayaa waxaa uu ku saleeysanyhy cabasho iyo ka dhiidhiin wax is dhaaf dhaafis lagu soo eedey qaarkamid ah 135 wakiil ee loo xilsaray soo xulida xubnaha iyo dadka musharixiinta u codaynay xildhibadan heerka qaran.

arinka ayaa ah mid ka tagaan dhamaan gobolda dlaka soamliyeed xili meel xaas ay maryaan doorashoyinka baarlamaanka iyo tan madaxtinimo. cabashooyinka ugu badan ayaa ka imanaya beelaha dega gobolka banaadir iyo gobolada dhexe kuwaa oo miisaan xoogan ku leh siyaasada dalka. waxaan ay mareeysaa codeeynta xildhibanimada beelahas 20 kun ilaa 100 kun dollarka mareeykan xildhibaankii.

dad badan oo dhaliyaro iyo aqoonyahno u badan ayaa ka biyo diidsan qadashada lacag iyo musuq maasuq ka dhan ah beelahooda. arinkaan aya waxaa uu noqday midka ugu badan ay la tacalayaan maxkmadaha maxaliga dalka ka jira. waxaan ay beelaha dacwado ka dhan kusoo oo gayaan qaarkamid ah wakillada beelahooda. qaarka midka odyaasha ka biyo diidan liisaska been abuurka ayaa ku cawdeeyn in aysan dooneeynin horjooyasha laaluush qaatayaasha ah.

ku dhowaad toboneeyo shir ayaa ka dhacay magaalda muqdisho looga arinsanaye sida laga yelilaha odayasha been abuurka oo hortagan xaquuqda beelaha isbedel doonka ah.  waxaan dhici karto in sabataa cabashooyin xoogan iyo dibad baxyo ka dhan  hanaanka doorashooyinka dalka. waxaa fiican in hadeer wax laga qabta cabashooyinkaas

 

Share This Article