Donald Trum oo mid ka mid musharaxiinta xilka madaxtinimada dowlada mareykanka ayaa waxaa uu shaaciyey inu u safri doono Dalka Mexiko oo ay xaduuda wadagaan. arinka ayaa ka dambeeye codsi ka yimid Madaxweynah Dalka Meksiko oo labada musharax ku tartamay doorasha dalka mareeykan ay soo booqdan dalkiisa kana wada hadlaan sameeyn dalka iyo dadka Mexica kasoo gaari karta erayada ay iscicmalyan xilga doodaha
Trump ayaa markast waxaa uu weerari jirey dadka ajaaniibta haba ugu horeeyaan Islamka u ku cambareeyo argagaxisonimo iyo Mexico oo uu ku cambareeyo tahriib sharcidor ah iyo ka ganacsiga darooga iyo inuu xaduuda labada u dhexyeso uu ka dhis doono gidaar weeyn oo darbi koronto leh
dadka reer mexico ayaa waxaa mudoonyinka ish a ku hayeen iyagoo ka cabsi qabo ineey kasoo gaarto saameeyn xoogan. mexico waa dal deris la ah dalka USA lana wadaago waxyaabo badan. dadka reer mexico waxaay u shaqtagaan ama u ganacsi geeyaan dalka USA badeecooyin iyo xooga shaqaale.




