Diyaarad Xamuul oo ku soo dhacaday Groon Dalka Italy ku Yaalo

admin
1 Min Read

DHL cargo

Diyaarad xamuul ah oo ay laheeyd shirkada Boostada DHL  diyaradaas oo ah 747 -400 nuuca cagro qaado dulimaad hawada ay ku mareeyse ayaa ku soo dhacday  wada weeyn ee diyaaradaha Bergamo’s Orio al Serio halkaa oo ay geeysatay waxyeelo

diyaarada ayaa soo dhacday arootii hore Jimacada halkaa oo ay sababtay xanibaad wada iyo cabsi soo wajahday dadka.  cidanka gurmadka iyo kuwa deb damiska oo gaaray halkaas ayaa ka badbadieye in dab ka qarxo shilka

goobta diyarada kusoo dhacday ayaa waxaa ka muuqday bur bur iyo waxyeelo ay sababtay diyarada taa oo burubirisey wada waayen. lama sheegin wax qasare nafeed oo jira. balse waxaa macquul in dadka diyarada waday ay sii gaareyn dhaawacyo fudud

Share This Article