War Saxaafadeed
Xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay warqad ay soo saartay Maxkamadda sare ee dalka taasoo ay ku aqoonsaneyso ururkaasi NUSOJ.
Maxamed Ibraahim Macalimu ayaa tilmaamay ka urur ahaan in ay soo dhaweynayaan warqadda maxkamadda sare ee dalka oo caddeyneysa doorashada ka dhacday Magaalada Muqdisho ee lagu doortay mas’uuliyiinta ururka saxafiyiinta NUSOJ ay tahay mid sax ah.
“Waxaan shirkaan jaraa’id aan u qabanay aanna ku soo dhaweyneynaa warqadda maxkamadda sare ee caddeyneysa qaabka ay u dhacday doorashada in ay tahay mid sax ah, waxaana ka codsaneynaa hay’adaha ka shaqeeya ama daneeya warbaahinta in ay la shaqeeyaan ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ .
press release
secretary general NUSOJ national Union Somalia Journalis Mr. Mohamed Irahim Mo’alimu in press conference held in Mogadishu welcome official recognition from the supreme court to the NUSOJ election and administration. Mr. Mo’alimu said as organization we welcome the recognition letter from the supreme court outlining the legality of the free and fair election of the NUSOJ. we are courteous requesting from the international and local agencies interested Somalia journalist to have proper cooperation with NUSOJ administration.
Mr. Abdullahi




