{"id":7388,"date":"2021-05-16T17:01:55","date_gmt":"2021-05-16T17:01:55","guid":{"rendered":"https:\/\/faafitv.com\/?p=7388"},"modified":"2026-04-16T11:38:41","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:41","slug":"sidee-ayay-dadka-naafada-u-ciideeyn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=7388","title":{"rendered":"sidee ayay dadka naafada u ciideeyn"},"content":{"rendered":"\n<p><\/p>\n\n\n\n<p>ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo  laga soo shegeyo gobolada qaar kanid ah <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/faafitv.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/WhatsApp-Image-2021-05-16-at-9.00.46-AM-1-1024x683.jpeg\" alt=\"\" data-id=\"7393\" data-full-url=\"https:\/\/faafitv.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/WhatsApp-Image-2021-05-16-at-9.00.46-AM-1.jpeg\" data-link=\"https:\/\/faafitv.com\/?attachment_id=7393\" class=\"wp-image-7393\"\/><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p>ururka UDHAN ayaa gacan ka geeystay ciidsiinta caruur araga l&#8217;a oo kunool magaalda muqdishu daafaheeda  deganada kuyaalo iyo xeryaha qaxootiga. deeqadan aya ah mid maamulka ururka UDHAN ay ka soo aruuriyeen dad muxisn oo ku deeqay. ururka uDHAN ayaa ah mid ay aas aaseyn dhalinarada arga naafada ka ah kuwaa oo u tagan adeega dadka  araga l;a iyo qooysaskooda <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"352\" src=\"https:\/\/faafitv.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sanca-center-2.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-7389\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>ururka sacan center ayaa  gaarsiiyay boqolaal naafo kaladuwan afur iyo deqqo ciid  tas oo la gudoonsiye dad badan. ururka ayaa howshan qabtay isga oo kashanay dad muxsiniin ah oo ku deeqay lacago kash iyo rashin la garisyaya dadk naafad. arururka ayaa ka qeeyb qatay afurinta iyo ciida caruurta naafada<\/p>\n\n\n\n<p> <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"540\" src=\"https:\/\/faafitv.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/WhatsApp-Image-2021-05-09-at-6.59.33-PM-1.jpeg\" alt=\"\" class=\"wp-image-7390\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>ururka naafada dayax ayaa gacan ka geeystay afurka iyo ciida dadka naafada ururka atyaa garsiiye dadka naafad deeqo lacageed oo kash ah iyo afur rashin. deqahan aya waxaa ku deeqay dad ahlu qeeyr oo ku sadqeystay dadka naafa ka tirsan xarunta ururka naafada dayax ee  deeganka dharkenley magalada muqdishu <\/p>\n\n\n\n<p>dalka Somalia Dadka Naafad  waa qeeyb tiro ahaan xoogan oo lagu qiyaaso inka badan 15% kuwaa oo anan bulshada muqaal iyo misaan wax qabad kulaheyn sababta ugu weeyn waxaa weeye takoor iyo xayiraad dadka naafada lagu sameye ka qeeyb galka bulsh iyo siyaasadeed <\/p>\n\n\n\n<p>ururada dadka naafada  ayaa u istaagay doorkooada bulshad naafada kadib marki uu gaabis noqday doorka hayada qeeyriyada, maamulka gobolka Bnadir iyo dowlada dhexe oo anan gacan geysan afurka iyo ciida dadka naafada taagta yar oo ay dhibatada nolaled iyo mida dahqale ku heysta  guuda haan dalka somaliya gaar ahaan Muqdisho casimada dalka Somalia <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo gobolada qaar kanid ah ururka UDHAN ayaa gacan ka geeystay ciidsiinta caruur araga l&#8217;a oo kunool magaalda muqdishu daafaheeda deganada kuyaalo iyo xeryaha qaxootiga. deeqadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7389,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10,1],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-7388","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news","8":"category-uncategorized"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7388","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7388"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7388\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7396,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7388\/revisions\/7396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7389"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7388"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=7388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}