{"id":72,"date":"2015-07-27T15:38:08","date_gmt":"2015-07-27T12:38:08","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=72"},"modified":"2015-07-27T15:38:08","modified_gmt":"2015-07-27T12:38:08","slug":"raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-shaaciyay-in-shir-calami-ah-lagu-qaban-doono-dhawaan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=72","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaaciyay in shir Calami ah lagu qaban doono Dhawaan Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmar\u2019arke oo shirkan jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay martigelinta shirka caalami ah oo looga hadli doono dhameystirka Arrimaha<\/p>\n<p>Hiigsiga 2016-ka ee Soomaaliya, kaas oo 29-ka bishan ka dhici doona magaalada Muqdisho, Waxa uu intaa raaciyey in weerarrada Argagixisada ay ka geysteen Magaalada Muqdisho in aanan loo baajin doonin horumarka iyo Hore socodka Dowladda Soomaaliya.<br \/>\nRa\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa yiri<br \/>\n\u201cFalalka noocaan ee lala beegsanayo hotellada iyo xarumaha Ganacsiga ay yihiin kuwa lagu joojinayo horumarka dalka, waxaana Tacsi u dirayaa dhammaan dadkii wax ku noqday Qaraxii shalay ay argagixisada ka geysteen hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho\u201d<br \/>\nDhinaca kale Ra\u2019iisul wasaare Cumar C\/rashiid ayaa digniin culus u diray kuwa ka dambeeya weerarrada argagixiso, waxa uu intaa raaciyey in argagixisad aysan ka carari Karin Awoodda Ciidamadda.<br \/>\n\u201cdhawaan gacanta nabad-diidka laga saarayaa magaalooyin cusub, maadaama ay socdaan howlgallo baaxad leh, waxaana ugu dambeyntii ugu baaqayaa dhalinyarada ay nabad-diidku qaldeen in weli ay ka soo laaban karaan fikirka lagu marin-habaabiyey\u201d. Ayuu markale Yiri Raiisulwasaare Cumar Cabdirashiid<br \/>\nDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey ugu guuleysay in Magaalada Muqdisho ay ka dhacaan shirar caalami ah, waxaana ay weli dowladdu isu diyaarineysaa sidii ay u martigelin lahayd shirka looga Arrinsanayo qorshaha Dowladda Federaalka mudadan u hartay ay qaban doonto, kuwaas oo ay argagixisadu damcayaan in ay is hortaagaan iyagoo adeegsanaya weerarro argagixiso.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmar\u2019arke oo shirkan jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay martigelinta shirka caalami ah oo looga hadli doono dhameystirka Arrimaha Hiigsiga 2016-ka ee Soomaaliya, kaas oo 29-ka bishan ka dhici doona magaalada Muqdisho, Waxa uu intaa raaciyey in weerarrada Argagixisada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-72","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=72"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=72"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=72"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=72"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=72"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}