{"id":689,"date":"2015-10-21T22:57:33","date_gmt":"2015-10-21T19:57:33","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=689"},"modified":"2015-10-21T22:57:33","modified_gmt":"2015-10-21T19:57:33","slug":"doorashada-gudomiya-garab-haweynka-xisbiga-daljir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=689","title":{"rendered":"Doorashada Gudomiya Garab Haweynka Xisbiga Daljir"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Daljir-women-wing-head.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-690\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Daljir-women-wing-head-300x169.jpg\" alt=\"Daljir women wing head\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/daljir-part-shir.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-691\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/daljir-part-shir-300x225.jpg\" alt=\"daljir part shir\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>galabnimo arbaco 21 October 2015 xaflad weeyn lagu qabtay magalada Muqdisho doorashada grab haweeynka xisbiga daljir ayaa waxaa hoolka munaasabadda soo buuxdhaafiyey xildhibaanno qaran oo ay ka mid yihiin Maxamed Cabdi Yusuf iyo Cabdi Xaashi, wasiiro iyo xildhibaanno hore, Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Mudane Cali gacal Casir iyo xubno ka tirsan barlamaankiisa, Haween magac weyn ku leh bulshada sida Maamo Zahro Sh. Xuseen iyo Maamo Shariifo Caddow, Guddoomiyaha Golaha Axsaabta Soomaaliyeed Muxyadiin Cali Yuusuf iyo Xoghayaha Guud ee Madasha Midnimada iyo dimuqraadiyadda Mudane Cali xareed iyo sidoo kale madaxda xisbiga Daljir oo ay ka mid yihiin Mudane Xasan Xaaji Ibraahim Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Daljir iyo Amb. Axmed Fiqi oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Daljir.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sibiga Daljir ayaa maantay galabnimadii magalada muqdishu ku qabatay\u00a0 shirweyne lagu dooranaaye xisbigga daljir garabka haweeynka halkaas oo ay kazoo qeeyb galeeyn madax, marti iyo walkiilo ururada bulshada iyo ganacsaada somaliyed.<\/p>\n<p>waxaan halkaas\u00a0 algu doortay Marwo: Xaliimo Macalin Abiikar in ay noqoto gudomiyaha garab haweeynka xisbigga daljir. waxaan halkaas ka hadlay gudomiye kuxigeynka\u00a0 Xisbiga Daljir Mudane Xasan Xaaji Ibrahim, Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa isnka jeediyey hadal dheer,Mamo Sahro Xusen ayaa Iyana ka hadashay doorka bulshada haweeynka ku leeyahiin, Guddoomiyaha Golaha Xisbiyada Muxyadin Cali yusuf, iyo Xoghayaha Guud ee Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Mudane Cali Xareed ayaa sheegey in la joogo waqtigii sharciga xisbiyada la marsiin lahaa barlamaanka, Gabagabadii waxaa shirka soo xirey Amb. Axmed Fiqi, oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Daljir<\/p>\n<p>Gabagabadii Xisbiga Daljir ayaa soo bandhigey calanka Soomaaliya kii ugu dheeraa, waayadan danbe kaasoo dadkii joogey munaasabadda oo ay ka mid yihiin xildhibaanadii qaranka iyo guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug State ay kor u xambaareen ayagoo ku luqeynaya heesta calanka iyo heeso wadani ah.<\/p>\n<p>Mr. Liban Aseyr\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>galabnimo arbaco 21 October 2015 xaflad weeyn lagu qabtay magalada Muqdisho doorashada grab haweeynka xisbiga daljir ayaa waxaa hoolka munaasabadda soo buuxdhaafiyey xildhibaanno qaran oo ay ka mid yihiin Maxamed Cabdi Yusuf iyo Cabdi Xaashi, wasiiro iyo xildhibaanno hore, Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Mudane Cali gacal Casir iyo xubno ka tirsan barlamaankiisa, Haween magac weyn ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":690,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-689","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=689"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/689\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=689"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}