{"id":62,"date":"2015-07-27T15:00:22","date_gmt":"2015-07-27T12:00:22","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=62"},"modified":"2015-07-27T15:00:22","modified_gmt":"2015-07-27T12:00:22","slug":"shabaab-oo-digniin-u-jeediyay-dadka-ku-nool-caasimada-muqdishokala-carar-ka-bilowday-hoteelada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=62","title":{"rendered":"Shabaab oo digniin u jeediyay dadka ku nool caasimada Muqdisho+kala carar ka bilowday hoteelada"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>Xoogaga Al Shabaab ayaa waxa ay digniin u direen dadka ku nool Magaalada Muqdisho oo ay kaga digeen inay u dhawaadaan xarumaha Dowladda Federalka Somalia iyo Hoteelada, xilli shalay weerar culus Muqdisho ay ka geysteen Al Shabaab.<br \/>\nAfhayeenka Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage \u201cCali Dheere\u201d ayaa sheegay weerarada ay ka geysanayaan Magaalada Muqdisho inaysan jecleyn inay dhibaato kasoo gaarto dadka shacabka ah.<br \/>\nWuxuu sheegay in dadka reer Muqdisho dhowr mar ay uga digeen inaysan u dhawaanin xarumaha Dowladda iyo Xarumaha Qaramada Midoobay hadana ay ku celinayaan markale inaysan u dhawaan goobahaasi.<br \/>\n\u201cWaxana leenahay shacabka Muslimiinta ee ku nool Magaalada Muqdisho in badana waan ku cel-celinay ma jeclin inay xagtin idin kasoo gaarto camaliyada Istaashiyadada aan ka geysanayno Magaalada Muqdisho, walaalaheen waxaan leenahay ka fogaada xarumaha Dowladda, Hoteelada iyo Xarumaha UN-ka.\u201d Ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.<br \/>\nSheekh Cali Dheere ayaa tilmaamay inay jiraan hoteelo Magaalada Muqdisho ku yaallo oo magaca Hoteelo ka ah, balse ay degan yihiin sida uu yiri Saraakiil ciidan oo Cadaan ah.<br \/>\nQaraxyada ay ka geystaan Magaalada Muqdisho Ururka Al Shabaab ayaa dhibaatada ugu badan waxa ay ka soo gaarta dadka shacabka ah.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Xoogaga Al Shabaab ayaa waxa ay digniin u direen dadka ku nool Magaalada Muqdisho oo ay kaga digeen inay u dhawaadaan xarumaha Dowladda Federalka Somalia iyo Hoteelada, xilli shalay weerar culus Muqdisho ay ka geysteen Al Shabaab. Afhayeenka Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage \u201cCali Dheere\u201d ayaa sheegay weerarada ay ka geysanayaan Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-62","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=62"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}