{"id":61,"date":"2015-07-27T14:53:47","date_gmt":"2015-07-27T11:53:47","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=61"},"modified":"2015-07-27T14:53:47","modified_gmt":"2015-07-27T11:53:47","slug":"joojinta-gudniinka-fircooniga-iyo-guurka-qasabka-ah-oo-laga-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=61","title":{"rendered":"joojinta Gudniinka Fircooniga iyo Guurka qasabka ah oo laga hadlay"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>Kulan kaan looga hadlayay sidii bulshadu iskaga kaashan lahayd joojinta Gudniinka fircooniga ah iyo Guurka qasabka ah ee Dumarka waxaa soo qaban qaabisay Hay\u2019adda Gispo oo kaashaneysa hay\u2019adda UNICEF oo Carruurta u qaabilsan QM waxaana ka qayb galay Culimaa\u2019udiin iyo Haween.<br \/>\nKulanka ayaa waxaa ka qayb galayaashu ay isku dhaafsadeen fikrado kala duwan sidoo kale Culimada ayaa su\u2019aalo laga weydiiyay shareecada Islaamku waxa ay ka qabto Gudniinka fircooniga iyo Guurka qasabka ah.<br \/>\nUgu dambeyntii waxaa dooda ka soo baxday in meel looga soo wada jeesto sidii loo jooji lahaa Arrimihii laga soo hadlay, Qaar ka mid ah Culimadii ka qayb gashay kulankaas ayaa ka hadlay Muhiimadda ay leedahay joojinta Gudniinka fircooniga ah.<br \/>\nCabdullaahi Xasan Sheekh oo ka mid ah Mas\u2019uuliyiinta Hay\u2019adda kulanka qabatay ayaa sheegay in muhiimadda kulankaan uu ahaa sidii bulshada loo Fahamsiin lahaa joojinta Gudniinka Fircooniga ah.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Kulan kaan looga hadlayay sidii bulshadu iskaga kaashan lahayd joojinta Gudniinka fircooniga ah iyo Guurka qasabka ah ee Dumarka waxaa soo qaban qaabisay Hay\u2019adda Gispo oo kaashaneysa hay\u2019adda UNICEF oo Carruurta u qaabilsan QM waxaana ka qayb galay Culimaa\u2019udiin iyo Haween. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galayaashu ay isku dhaafsadeen fikrado kala duwan sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-61","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=61"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}