{"id":5736,"date":"2020-08-08T16:23:11","date_gmt":"2020-08-08T13:23:11","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5736"},"modified":"2026-04-16T11:38:42","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:42","slug":"dadka-naafada-oo-maanta-baaq-u-diray-dowlada-iyo-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5736","title":{"rendered":"Dadka Naafada  oo maanta baaq u diray Dowlada iyo madaxweynaha"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/CABASHO-DADKA-NAAFADA-10-AUGOST-2020.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5738\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Qaar kamid\ndadka u ololeeyo xaquuqda dadka naafada ayaa manta banan bax cabasho ah ku sameeyeen\nmagaalda muqdishu. Dadkan ayaa waxa ay&nbsp;\nisugu soo baxeeyne agagaarka madaxtooyada Somaliyed&nbsp; halkaa oo ay ku yeesheyn kulan ay ka soo\nqeeyb galeeyn dad 50 qof ka badan oo ah qeeybaha kaladuwandadka &nbsp;naafada ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka ayaan\nwaxaa mudo 5 saac ka badan &nbsp;ay fadhiyeen\nqoraxada&nbsp; wadada hor marto&nbsp; madaxtooyada agagaarka tiyaatarka qaranka.\nhalkaas oo ay saxaafada ku la Hadleyn. Dadka naafada ayaa ahaa kuwo ay &nbsp;ka muuqatay shucuur iyi murugo aad iyo u daran\noo ay sababtay balankabaxyo dowalda federaalka iyo hor istaag sharciga hayada\nnaafada iyo ka qeeyb galin la\u2019aan mashaariicda gargaarka iyo horumarinta\ndowalda ay ka hesho deeq bixiyeyaasha<\/p>\n\n\n\n<p>Baqaaya naafada<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Kadib 20 bilood marka uu saxiixay\nmadaxweyanaha jamhuriyada federaalka somaliyed Maxamed &nbsp;Cabdulahi farmaajo sharicga hayada naafada kaa\noo soo maray gacatna&nbsp; 6 aqris ay ku\nsameyen golaha shacabka iyo aqalka sare 329 xildhiban iyo ugudambeynta saxii\nmadaxweynaha &nbsp;dadka naafada ayaa weeydiye\nmadaxweynaha masuuliyiinta barlamanka somliyed hirgelinta shaciga&nbsp; hayada naafada<\/li><li>&nbsp;Kadib halsano guurada &nbsp;sharciga caalmiga xaquuqda dadka naafada oo ay\ndowlada somaiyed saxiixday sandki 2019&nbsp;\nCRPD ayanan wax badan laga qaban tacadiyada ka dhanka ah dadka naafada\niyo dhibaatooyin&nbsp; ay ka kulmaan shacab\niyo hayada dwolada qaar kamid iyo dad awood leh.<\/li><li>Dadka naafada waxaa ay madaxada ugu\nsareeysa dalka ka codsadeeyn in lagu eego dhego iyo indho naxariis badan. Waxna\nlaga qabtaa tabashada dadka naafada oo ku wajahan dowalda <\/li><\/ul>\n\n\n\n<p>Isu soo baxaan ayaa waxaa soo abaabulay golaha naafada qaranka iyo tubtada dadka naafada Somali dsiabilty cluster iyo kacaanka dadak naafada oo ah hayada=o u qareeymo dadka naafada somaliyed <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/CABASHO-DADKA-NAAFADA-10-AUGOST-2020-A.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5739\"\/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid dadka u ololeeyo xaquuqda dadka naafada ayaa manta banan bax cabasho ah ku sameeyeen magaalda muqdishu. Dadkan ayaa waxa ay&nbsp; isugu soo baxeeyne agagaarka madaxtooyada Somaliyed&nbsp; halkaa oo ay ku yeesheyn kulan ay ka soo qeeyb galeeyn dad 50 qof ka badan oo ah qeeybaha kaladuwandadka &nbsp;naafada ah. Dadka ayaan waxaa mudo 5 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5736","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6147,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5736\/revisions\/6147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6145"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5736"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}