{"id":5714,"date":"2020-04-24T23:24:52","date_gmt":"2020-04-24T20:24:52","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5714"},"modified":"2026-04-16T11:38:42","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:42","slug":"banaan-baxa-ka-dhacay-muqdisho-xaafada-boondher","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5714","title":{"rendered":"Banaan baxa ka dhacay Muqdisho Xaafada Boondher"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/boondheere.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5715\" width=\"573\" height=\"429\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Dad careeysan ayaa isugu soo baxay qeeyb ka mid ah wadooyinka degmada boondheere ee gobolka banadir. Dadkan ay &nbsp;mujiye caro xoogan oo ka dhan ah cidan hubeys oo dil ugeeystey dhaliyar xaafadooda joogo.<\/p>\n\n\n\n<p>Rabshan ayaa timid kadib markii askari ka tirsan ciidanka\nbooliska uu risaas ku furary dhaliyaro ku sugan xafadooda oo ay is dhafsdeyn\nerayo. Waxaana halka dhawca uu ka soo garay 2 qof oo shacab. Wararka qaar ayaa\nshegeya in labada qof mid uu goobta ku dhintay.<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka xaafada boondheere ayaa isugu soo baxay wadooyinka\niyaga oo ka carooday dilka foosha xun oo ka dhacay deganka. Qaar kamid dumarka\niyo dhalinyarad ku nool xaafada ay ku dhawaqeye dowlada waxan ka codsaneyna in\nay cadaalada inoo keenta gacan ku dhiiglaha dilka geeyse\u2019<\/p>\n\n\n\n<p>Halka qaar kale dadweyne careeysan ay ku dhawaqayeen\nbac-kasii doonimeeyn iyo arxanlawe dooni meeyne. Dowlada hakeento cadaalada\ngacanku dhiiglaha<\/p>\n\n\n\n<p>Dowlada federalka ayaa awaamiir kaladuwan ka soo\nsaartay&nbsp; xaalada dadka ku nool caasimada\ndalka mUqdishu iyo magaaloyinkle. Iyado uu cumar maxamud cumar finish &nbsp;ku dhawaqay banadoow habeenki iyo amar kale uu\nsoo saaray taliyaha ciidanka poliska 2 habekaro&nbsp;\nin magalda ay tahay bandoow 7da habenimo ama fiidka<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka kunool maagalada muqdishu aya walaac xogan ka mujinaya\narintan bandoowga sida xawarahaleh isu bedelayo. Kaa markasta oo ay dadka u\nhogansam awaamirta&nbsp; ay soo baxayan amaro\ncusub oo sii adkeynayo xaalka<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka shacabka qaar ayaa aad u layaban sida ay wax u socdaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dad careeysan ayaa isugu soo baxay qeeyb ka mid ah wadooyinka degmada boondheere ee gobolka banadir. Dadkan ay &nbsp;mujiye caro xoogan oo ka dhan ah cidan hubeys oo dil ugeeystey dhaliyar xaafadooda joogo. Rabshan ayaa timid kadib markii askari ka tirsan ciidanka booliska uu risaas ku furary dhaliyaro ku sugan xafadooda oo ay is dhafsdeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6153,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5714","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5714","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5714"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6154,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5714\/revisions\/6154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6153"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5714"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}