{"id":5632,"date":"2020-03-20T00:32:42","date_gmt":"2020-03-19T21:32:42","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5632"},"modified":"2026-04-16T11:38:43","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:43","slug":"warbixin-iyo-wacyigelin-ku-saabsan-cudurka-codiv-19","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5632","title":{"rendered":"Warbixin iyo wacyigelin ku saabsan cudurka CODIV 19"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/74be7ef02b6ba891fe62be8ddeb3079a.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5633\"\/><figcaption>This illustration provided by the Centers for Disease Control and Prevention in January 2020 shows the 2019 Novel Coronavirus (2019-nCoV). This virus was identified as the cause of an outbreak of respiratory illness first detected in Wuhan, China. (CDC via AP)<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>Mudo laga joogo 4 bilood in ka badan ayaa dalka shiinaha lagu arkay cudur lagu mgac daray COVID 19 \u00a0kaas oo\u00a0 markiisi hore la shqqgay in uu ka soo bilwaday Magalada Waahuun dalka shinaha. Halkaas laga diiwangeliye kiisaskii ugu horey la xaqijyo dad qabao cudurka<\/p>\n\n\n\n<p>Cudurkan qatarta COVID 19 \u00a0ayaa mid caabuq ku dhaco xubanha neef mareeynka kaas oo sababo xumad xoogan oo joogto ah, qunfac iyo hindhisyo xooga iyo hoos u dhaca difaaca jirka qofka cudurkan uu aasoobo. Cudurkan COVID  19 waxaa lagu kalaqada siyaabo badan oo kala duwan<\/p>\n\n\n\n\n\n<p>Talooyinka u gumuhiimsan ee loo adegsan karo sida looga\nbadbadikaro cudurkan ayaa ah ka hort. In cudurkan laga hortago faafidiisa iyo\nkororka viruska dhaliyo caabuqan oo ah mid waxyeelo xoogan u geesta sambada,\ndhuunta iyo cunaha. Dhamaan xubnaha neefmareeynka<\/p>\n\n\n\n<p>Dalka shiinaha cudarkan ayaa asibay dadkii ugu badnaay oo lagu qiyaasay in kabadan 10 kun oo qofood bukaan iyo dhimasha inka badan kun qof oo u dhintay cudurka COVID  19 . Oo ay kujiran tiro dhaqaatiir oo kaqaday daryeelka bukaanda<\/p>\n\n\n\n<p>Cudurka COVID 19 .ayaa beeg saday bulshada oo dhan balse waxaa lashegaa in u nugulayhiin dadka wayeelka, bukaanda iyo dadka difaaca jirkooda liito.\u00a0 Dadkan ayaa waxaa ak mid ay wayeelka dadooda kor u dhaafto 50 sano, bukanda qabo xanuunada mudada dheer lala nolada sida sonkorta, dhiig karka iyoo kansarka oo ah kuw sahla hanashada cudurkan<\/p>\n\n\n\n<p>cudurkan ayaa ku faafay in kabadan 15 dal oo laga soo sheegey 150000 oo kiis, iyo dhimasho ku dhow 6000 oo qofood. dalka shinaha ayaa noqday midka ugu badan halka talyaniga uu noqday midka xiga. cudurkan aya hada ku sii bahaya qaradah Asia, Amerika, Europe iyo melo kale. qarada afirka waxaa laga shegey kiisa kooban iyo faafid hoose ee cudurka COVID 19 ka lagu magacabo<\/p>\n\n\n\n<p>Talooyinka ugu wacayn bulshada dhexdeeda aya ah <\/p>\n\n\n\n<ol class=\"wp-block-list\"><li>Joojinta dhaqaaqa, safarka&nbsp; iyo booqashooyinka aan muhiimka aheyn<\/li><li>Adeesiga cunto, cabitaan iyo daawooyinka ka\nhortagikara hos u dhaca difaaca jirkada<\/li><li>Nadaafad &nbsp;joogto&nbsp;\nah. Dhaqida gacmaha iyo adeegsiga waxlaha jirka iyo gacma asturo <\/li><li>Ka fogoow qufaca, hindhisyada iyo marmarka\nfaraha aad ku sameynkarto indhaha, sanka iyo afka <\/li><li>Ku dadaal waxaksto oo dilikara nolaha\nilimaqabtaha viruska CODIV 19 <\/li><\/ol>\n\n\n\n<p>Dhaman bulshada somaliyed waxaa la farayaa in cudurkan uu\nhalis xoogan ku hayo aduunka o idil. Dalka somaliyed laga iclamiye in&nbsp; laga helay halkiis oo la shegey in uu ah qof\nkaso degey garoonka aden abbdule international.<\/p>\n\n\n\n<p>Madaxa ugu sareysa dalka. Wasiirka gadiidka circa, wasiirka caafimadka, reysul wasraha iyo madaxweynah jamhuriyada federalka somaliyed oo ka taxdaraya bulshada somaliyed waa ay ku dhaqwaqeyn in dalka somaliya laga helaya cudrka COVID  19. \u00a0Taas oo sababtay in la fasaxo\u00a0 shaqaaha, ardayda iyo dhaman isu imatinada aan muhiimka aheyd<\/p>\n\n\n\n<p>Hayada caafimadak aduunka oo baritano xoogan ku sameyse\u00a0 xallada CODIV 19 ee laga soo shegey dalka somaliya ayaa dib ka soo xaqijisay in somaliya uu san karjir cudurka CODIV 19 kadib markii alga waye bukan shakiga looga qabay cudurka COVID  19<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudo laga joogo 4 bilood in ka badan ayaa dalka shiinaha lagu arkay cudur lagu mgac daray COVID 19 \u00a0kaas oo\u00a0 markiisi hore la shqqgay in uu ka soo bilwaday Magalada Waahuun dalka shinaha. Halkaas laga diiwangeliye kiisaskii ugu horey la xaqijyo dad qabao cudurka Cudurkan qatarta COVID 19 \u00a0ayaa mid caabuq ku dhaco xubanha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5633,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5632","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5632","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7474,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5632\/revisions\/7474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5632"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}